Iyadoo Dhawaan la soo Gaba-gabeeyay Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada ee Kismaayo, ayaa waxaa soo Baxaya Kala aragti duwanasho kala gadisan.

Waxaana siyaasiyiinta Qaar ay ku dhaliilayaan DF iney Ka soo Bixi weyday doorkeeda, Halka qaarkoodna ay sheegayaan in Maamul Goboleedyadu sheeganayaan Awood aysan laheyn.

Warbaahinta SBC ayaa Arintaan ka sameysay Dood ku saabsan Nidaamka Fedraalka, qodobadii ugu muhimsana ee shirka kismaayo iyo Arimo Kale,

HOOS KA DAAWO DOODA :