Cutubyo ka tirsan ciidamada dawlada KIMG Soomaaliya oo mudooyinkii ugu dambeeyey tababar uga socdey dalka Ugandha ayaa loo soo gunaanadey tababarkaasi, iyadoo xaflad balaaran oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka gaashaandhiga dawlada KMG Soomaaliya Xuseen Carab Ciise.

DAAWO XAFLADII XIRITAANKA TABABARKA CIIDAMADA.