Madaxweynaha dawlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh & wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagey magaalada Garoowe halkaasi oo ay kulamo kula soo yeesheen madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole.

Sheekh Shariif & wafdigiisii ayaa galabta dib ugu laabtey magaalada Muqdisho ka dib kulamadii & booqashadii magaalada Garoowe taasi oo aheyd tii ugu horeysay ee uu ku tago magaalada Garoowe.

DAAWO SAWIRADA

 

C/naasir Yaasin Galeyr
SBC International Garoowe