Madaxweyne gaas Ayaa Gaaray magaaladda Qardho.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiwali maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Dagmadda Qardho ee gobolka Kar kaar.

Wafdiga madaxweynaha oo ay ku wehliyeen Xumno Kamid Ah Golihiisa wasiiradda ayaa waxey kormeereen Xarumaha Dowladda Ee Dagmadaasi.

Madaxweynaha ayaa Xariga Ka Jaray wado Laami Ah Oo Laga Furay Magaaladda Qardho, taas Oo Bulshaddu ay aad usoo dhaweeyeen.

Saxaafadda ayuu Madaxweynuhu Mardhow lahadlay wuxuunna faah faahiyay Ula jeedka Safarkiisa.

Hoos ka dhageyso codka madaxweynaha.

Daawo sawiradda:

IMG_3071 IMG_3088 IMG_3116 IMG_3119 IMG_3124 IMG_3132 IMG_3136 IMG_3138 IMG_3141 IMG_3143 IMG_3144 IMG_3146 IMG_3147 IMG_3148 IMG_3150 IMG_3151 IMG_3154 IMG_3156 IMG_3157 IMG_3158 IMG_3162 IMG_3166 IMG_3167 IMG_3171 IMG_3173 IMG_3181 IMG_3185 IMG_3187 IMG_3188 IMG_3193 IMG_3195 IMG_3196 IMG_3197 IMG_3204 IMG_3209 IMG_3211 IMG_3213 IMG_3214 IMG_3216 IMG_3218 IMG_3219 IMG_3229 IMG_3230 IMG_3234 IMG_3236 IMG_3237 IMG_3245 IMG_3246 IMG_3247 IMG_3248 IMG_3249 IMG_3252 IMG_3258 IMG_3259 IMG_3260 IMG_3268 IMG_3276 IMG_3286 IMG_3302 IMG_3311 IMG_3321 IMG_3325