Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo wafdiga la socda ayaa ku wajahan maanta magalada Qardho ka dib markii uu wax mira dhal ah sameyn waayay wada hadalkii Garowe uga socday DF. Puntland iyo Jubbaland.

RW. Ayaa ayaa Qardho kula soo kulmaya Boqor Burhaan Boqor Muusse waxayna wararku sheegayaan in socdaalkiisa Qardho gaarayo ilaa ciida oo ku beegan Jimcaha barito Ah.

Wariyaha SBC Ee Qardho Ayaa soo sheegaya in Wafdiga Reysulwasaaraha ay galabta ku soo wajahanyihiin magaladaasi, waxaanna soo dhaweyntooda laga dareemayaa Gudaha Dagmadda Qardho.

Waa Markii Ugu Horeysay Oo Reysulwasaaraha Somaliya Cumar C/rishiid Uu Booqdo Dagmadda Qardho Ee Xarunta Gobolka Kar-kaar.

La soco faah faahinta.