Cidamada badda Puntland ayaa shalay galinkii danbe gacanta ku soo dhigay Doomo garayay 4-Xabo oo si anan sharci ahayn u Dalka Oga Qaadayay shidaal.

Domahan oo ayaa sida la shegay shidaalka u waday dalka yaman oo ay colaad ka’aloosantahay.

Taliyaha Qaybta Boliska Gobolka Bari Cabdixakiin Xuseen Yuusuf ayaa dekedda Bosaso ku soo bandhigay Doomahaan, Wuxunna Ka waramaya Goobaha Laga soo Qabtay iyo Waxey Galabsadeen.

Waa Markii Ugu horeysay Oo Talaabadan Ay Qaadaan Ciidamada Amaanka Ee Puntland, Waxaanna ay ku soo Aadaysa xilli ay cabasho Ka soo Yeerayso ganacsatada shidaalka Kuwaas Oo Sheegaya In Qiimihii Uu Sara Ukacay.

 Hoos ka dhageyso codka Taliyaha: