St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Xulashada

Page 43/43

Xulashada

10 sano jir 4 luuqaadood taqaan turjubaan ka ah mid ka mid ah Baarlamada aduunka ugu caansan

Alexia Sloane waxay lumisay araga indhaheeda iyadoo 2 sano jir ah ka dib markii uu ku dhacay cudur xaga maskaxda ah kaasi oo sababay inay …

Xulashada

Nin 49 sano oo ay is qabeen xaaskiisa u xisaabiyey maalinkii 1 doolar

Nin u dhashay wadanka Mareykanka oo lagu magacaabo Arthur Schumacher ayaa saxaafada aduunka soo jiitey ka dib markii uu sameeyey dhacdo soo jiidasho leh oo …

Xulashada

7 jir ah oo xabadkiisu noqdey birqabad fargeetooyinka & biraha qabsanaya

Wiil yar oo 7 sano jir ah oo u dhashay wadanka Serbia ayaa soo jiitay indhaha caalamka ka dib markii qoyskiisa ay shaaciyeen in uu …

Xulashada

Madaxweyne Sarkozy oo saxafi ugu hanjabbay inuu wajiga ka feerayo

Madaxweynaha dalka Faransiiska Nicolas Sarkozy ayey ku soo baxdey fadeexad uu ku kacay oo hanjabaad ah taasi oo uu u jeediyey Tafaftire Wargeys oo qoraal …

Xulashada

Maxaa ka jira in Col. Gadhafi asalkiisu yahay Yuhuud (Warbixi dhinacyo badan)

Sheekooyinka & wararka had iyo goor la isla dhexmaro waxay keenaan su’aalo badan oo ku aadan waxa ka jira run ahaanshaha arimahaasi tiiyoo ay ku …

Xulashada

Digniin xaga caafimaadka oo laga bixiyey cabista Shiishada (Badeecada)

Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyey ay sii kordhayeen dadka aad isticmaala balwada shiishada ama badeecada isla markaana kuwa badan ay u arkaan nooc ka mid ah …

Xulashada

Ma dhabaa in cunista Muuska ay hoos u dhigto halista cudurka Stroke

Daraasad cusub oo dhawaan soo baxdey ayaa lagu sheegay in cunista mooska (Banana) ay qayb ka qaadato hoos u dhigida halista cudurka Stroke-ga oo mudooyinkii …

Xulashada

Xildhibaan Baarlamaan hortiis uga cowday dhaga adeyga sariirta ee Haweenka

Mudane ka tirsan baarlamanka wadanka Maleysiya ayaa cabasho ka horjeediyey baarlamanka dalkaasi isagoo shaaca ka qaaday eedeymo ku aadan haweenka isagoo xusey inay kula kacaan …

Xulashada

Haweenay 75 jir ah oo Internet la’aan dhigtey laba wadan (maxaa u sabab ah)

Haweenay 75 jir ayaa la filayaa in la soo taago maxkamad isla markaana ay mudato xabsi ilaa 3 sano ah ka dib markii ay ku …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.