St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: video

Page 1/11

News, video

VIDEO:Wiilkii Soomaaliga ahaa ee diyaarada Shaageeda ku dhuuntey (DAAWO MUUQAAL)

Telefishinadda wadanka Mareykanka ayaa soo bandhigay muuqaalka wiilkii Soomaaliga ahaa ee dhawaan diyaarad isaga kala gooshaysay gudaha wadanka Mareykanka ku dhuuntey shaaga ama taayirka diyaarada …

News, video

Cunsuriyadda Ruushka oo gaartey in toos tareen dhexdiis la isku toogto (VIDEO)

Dhacdo yaab iyo naxdin leh ayaa todobaadkan ka dhacdey mid ka mid ah xarumaha Tareenada wadanka Ruushka ka dib markii fal cunsirinimo ku saleysan si …

News, video

VIDEO:Daawo waxyeeladii & saameyntii duufaantii & roobabkii ku dhuftey Puntland

Iyadoo horaantii bishan duufaan iyo roobab iswata ay ku dhufteen deegaanada Puntland ayaa waxaa isa soo taraya khasaaraha iyo saameynta ay geysteen, waxaana sii kordhaya …

News, video

VIDEO Daawo Khudbadii Agaasimaha SBC uu ka Jeediyay Xaflada Kediska Ramadanka

Agaasimaha Warbaahinta SBC International Maxamed Deeq Cabdalla ayaa Habeenkii Xalay ka jeediyay Khudbad Ku saabsan Warbaahinta SBC Iyo Kediskii Bisha Ramadaan Waxaa uu ka jeediyay …

News, video

VIDEO: Muuqaal aan horey loo arag weerarkii Nairobi oo uu duubay qof ku jiray Westgate

Muuqaal aan horey loo arag oo lagu duubay mobile uuna duubay qof ka mid ahaa dadkii ku jiray xarunta ganacsiga ee Westgate ee magaalada Nairobi …

News, video

Mucjiso waa tan: Waa Abuuris ALLE (Ilmo laba madax ku dhashay) DAAWO VIDEO

Dhakhaatiirta Isbitaal ku yaal wadanka Hindiya ayey qabsatey xaalad argagax iyo fajac ku abuurtey ka dib markii haweenay Isbitaal ku foolanaysay ay dhashay ilmo laba …

News, video

MAASHAA ALAAH: Ubax (Fiyoore) Aadaanka marka uu maqlayo kala baxaya (VIDEO)

Telefishinka CNN ee dalka Mareykanka laga leeyahay ayaa barnaamij ka sameeyey mucjiso aan horey loo maqal oo qayb ka ah awooda ALLE taasi oo ah …

News, video

SUBXAANALLAH: Haweenay Soomaali ah oo doodaysa inay Kirishtaan noqotey(DAAWO)

Haweenay Soomaali oo magaceedu yahay Raxmo Maxamed Aadan  oo ku nool wadanka Finland ayaa si cad u sheegatey inay ka baxdayDiinta Islaamka oo ay Gaalowday …

News, video

Wiilkii la sheegay in uu isku qarxiyey Muqdisho oo beeniyey arinkaasi VIDEO+COD

Qaar ka mid ah baraha Internet-ka Soomaalida ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay waxay baahinayeen sawirka iyo filim uu iska duubay wiil Soomaaliyeed oo …

News, video

VIDEO: Daqiiqadii uu dhacay qaraxii Boston & sida jawigu isku badalay (DAAWO)

Qaraxyadii cuslaa ee sababay dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhacay magaalada Boston oo ay ka socdeen tartan Orod ayaa waxaa soo baxaya muuqaalo iyo sawiro …

  • 1
  • 2
  • 3
  • ...
  • 11
  • Next →
  • SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.