Category: Uncategorized

Page 625/642

News, Uncategorized

Machadka Barashada Saxaafada Xalane oo Shahaadooyin gudoonsiiyay Arday

Machadka Barashada Saxaafada ee Xalane oo ku yaala gudaha Magaalada Boosaaso xarunta gobolka Bari waxaa maalin nimadii shalay ka qalin jebiyay arday kor u dhaafeysa …

News, Uncategorized

Xubno ka mid noqonaya gudiga doorashooyinka gobolada oo garowe lagu dhariyay

Maanta Hotelka Rugsan ee Magaalada Garoowe waxaa lagu soo gaba gabeeyay siminaar u soconayay xubno u qaabilsanaan doona gobolada Puntland gudiga doorashooyinka  kuwaas oo tiro …

News, Uncategorized

Sawiro iyo Warbixin Soodhaweyntii Raiisul wasaare Saacid ee Garoowe

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga raysul wasaaraha waxaa …

News, Uncategorized

Raiisul wasaare Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo garoowe lagu soo dhaweeyay

Raiisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe xarunta Puntland. Madaxweyne …

News, Uncategorized

Ra’iisul Wasaaraha DFS Oo Ka Warbixiyey Safarkii Gobolada Dhexe

Khamiis, Mar, 07, 2013…Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa galabta Shir Jara’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa uga warbixiyey warbaahinta …

News, Uncategorized

Barakacayaal ku dhaqan Garoowe oo ka cabanaya biyo La’aan.

Barkacayaasha ku dhaqan kaamka shabeele oo ku yaala duleeda bari ee magalaada garoowe ayaa ka cabanaya biyo la,aan baahsan oo haysta Dadkan barakacyaasha ah ee …

News, Uncategorized

Madaxweyna​ha Somalia oo soo dhaweeyay Go’aankii Qaramada Madobay ee Galabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay eek u aadan ka qaadista …

News, Uncategorized

Maamulada ka jira Somalia oo ka soo horjeestay in la qaado cuna qabateynta Hubka Somalia

Golaha amaanka Qaramada Midoobay ayaa maanta oo arbaco ah u fadhiya xal ka gaarista xayiraadka hubka ee saaran Soomaaliya, xila ay ka soo horjeesteen Maamulada …

News, Uncategorized

Ra’iisal Wasaaraha & wefdi uu hogaaminayo oo Dhuusamareeb Tagay

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayna ka mid yihiin guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka …

News, Uncategorized

Seychelles oo Puntland ku soo wareejisay Maxaabiis Burcad badeed ah+SAWIRO

Sagaal nin oo ah burcad badeed horey ugu xirna Jasiirada Seychelles ayaa Maanta lagu soo wareejiyay Masuuliyiiinta Puntland kuwaasi oo noqonaya wejigii labaad ee burcad …

Waxaa Naqshadan leh Warbaahinta SBC Somalia.