St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Uncategorized

Page 570/575

News, Uncategorized

Maalinta Afka Hooyo oo laga xusay Magaalda Garoowe+Sawiro

Maalinta 21Bisha febraayo waa maalinta caalmiga ah ee  loo aqoonsaday maalinta afka hooyo taasi oo caalamka guud ahaanba laga xuso dunida daafaheeda iyadoona qola waliba …

News, Uncategorized

Police-ka G/Nugaal oo soo Bandhigay Mayd laga helay inta u dhaxaysa 22aad & Garoowe.

Taliska Ciidanka Policeka Gobalka  Nugaal ayaa maanta soo bandhigay nin mayd ah oo laga helay agaarka tuulada 22aad oo dhanka Bari kaga began magaalada Garoowe …

News, Uncategorized

Dufcaadii sadexaad oo kaqalan jabisay macadka New Generation oo shahaadooyiin lagudoon siiyeey

Xaflad si heersare ah  loo sooagaasimay oo  shahaadooyin  lagudoonsiyeey ardayda dufcadii sadexaad kaqalanjabisay macadka New Generation oo isugu jira software A+   Certification Hardware iyo English …

News, Uncategorized

Madaxweynaha DKMG ah oo ka soo degay Magaalada Garoowe

Wararka deg dega ah ee  naga soo gaaraya magaalada Garoowe xarunta Puntland aya asheegaya in goor dhoweyd halkaasi uu soo gaaray wafdi aad u sareeya …

News, Uncategorized

Puntland oo Beenisay War ay qoreen warbaahinta Soomaalida Qaar

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Axmed Cumar Xirsi libaaxjoore oo maanta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qabtay Shir jaraaid waxa uu ku beeniyay ciidamo ka tirsan Puntland …

News, Uncategorized

Wafuud ka socota DKMG ah iyo Qaramada Midoobay oo Garoowe ka degay

Goor dhow Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe waxaa ka soo degay diyaarado siday Wafuud u badan beesha caalamka, gaar ahaan Qaramada Midoobay, kuwaasi oo ka …

News, Uncategorized

Photo News: Daawo Sawirada Ciyaartii xiisaha laheyd ee Garoonka Mire awaare

 Daawo Sawirada Ciyaartii xiisaha laheyd ee Garoonka Mire awaare

News, Uncategorized

Photo News: Daawo Sawirada Ciyaarihii Maanta ka dhacay Mire Awaare Stadium

Daawo Sawirada Ciyaarihii Maanta ka dhacay Mire Awaare Stadium Maxamed Siciid Yuusuf SBC International Garoowe

News, Uncategorized

Photo News: Daawo Sawirada Furitaankii Ciyaaraha Gobolada Puntland

Waxa galabta si rasmi ah uga furmay Garoonka Kubbadda cagta ee mira Awaare tartanka lixaad ee ciyaaraha Gobalada Puntland kaasi oo ay ka qayb galayaan …

News, Uncategorized

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee Idaacada SBC International

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee Idaacada SBC International   afaDHAGEYSO WARKA DUHUR 29 1 2012

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.