St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Uncategorized

Page 551/624

Uncategorized

Sawiro : RW. oo soo xiray kulan looga hadlayay Qabyo-tirka Dastuurka dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho ah u soconayay xubno matalayay bulshada rayidka ee …

Uncategorized

Tababar Xerada Jazeera Loogu Soo Xiray Saraakiil ka tirsan Ciidamadda X.D.S+Sawiro.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira taba-bar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed …

Uncategorized

Maqal : G. Gobolka Nugaal ” Weerar Yar Ayaa Dhacay, Dhib Kalana Ma Jiro”

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdullaahi Ciise Aw-axmed ayaa maanta ka hadlay Xaaladda ammaanka gobolka Nugaal Kadib Weerar Loo Adeegsaday Bam Gacmeed Oo Habeen Hore Ka dhacay …

Uncategorized

Reysulwasaaraha Somaliya Oo Wareysi Gaar Ah Siiyay SBC Tv.

Reysulwasaaraha Xukuumadda Somaliya Mudane Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake Ayaa wareysi Gaar Ah Siiyay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee SBC. Wuxuu Reysulwasaaruhu Ka Hadlayaa xaaladda Guud ee …

Uncategorized

Maqal : Boqor Burhaan iyo Waxgarad Baaq Diray.

Boqor burhaan Boqor muuse Ayaa baaaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku diriraya Deegaanka qoriley ee gobolka Sool. Baaqan oo ahaa mid si …

Uncategorized

Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiirada.

Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Wasiirada Galmudug oo Habeenkii Sabtida …

Uncategorized

Prof Jawaari “Marka laga reebo Puntland, Maamullada kale waa KMG.

Gudoomiye Jawaari Ayaa Ka Hadlay Howlaha Maamuladda Dalka Iyo magacyadda Kala duwan ee Siyaasiyiinta iyo Warbaahintu Adeegsadeen. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan jawaari oo ka …

Uncategorized

Baarlamanka Jubbaland Oo Dib U Eegis Lagu Sameenayo.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayay ayna ka ka mid ahaayeen xubno ka tirsan golaha Wasiirada iyo xildhibaano …

Uncategorized

Maqal : Gudoomiyaha Cusub Ee Garowe Oo Xilka La wareegay.

Gudoomiyaha cusub ee Magaaladda Garowe Xasan Maxamed Ciise”Goodir” ayaa maanta si Rasmi Ah xilka ula waregay ka dib munasabad kooban oo lagu qabtey xarunta dowladda …

Uncategorized

Madaxweyne Gaas Oo Dhagax dhigay Madaxtooyadda Galkacyo.

Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan magalada Gaalkacyo ayaa maanta dhagax dhigay madaxtooyo cusub Ee Gaalkacyo laga dhisayo, iyo dhowr wasaradood …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.