Category: Uncategorized

Page 511/642

Uncategorized

Daawo Sawirro : Wafdi Ka socda Dowladda Somaliya Oo Gaaray Jowhar.

Iyadoo Maanta ay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe ay gaareen Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumada Soomaaliya C/rashiidXiddig …

Uncategorized

Madaxweyne Gaas oo qaabilay Sargaal ka socday Hay’adda GIZ “Sawirro”

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta hooygiisa ku qaabilay saraakiil kala duwan oo ka socday hay’adda kaalmada Jarmalka ee GIZ, hay’addaas oo …

Uncategorized

Sawirro : Shirka 7-aadka Hal’Abuurka Ganacsiga Oo Garowe Ka Furmay.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daah furay Shir looga hadlayey Toddobaadka Caalemiga ah ee Hal-abuurka Ganacsiga   kaasoo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradda …

Uncategorized

Xaliimo Yareey Oo Ka Hadashay Shirarka Looga Hadlayo Doorashada Somalia+Wareysi.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka madaxabanaan ee Soomaaliya Xaliimo Ismacil Ibrahim (Xaliimo yareey) Ayaa Soo Dhaweysay Shirarka wada tashi ee Doorashooyinka Somaliya, Xaliimo yarey Oo Maanta Wareysi …

Uncategorized

Gaas oo Furay Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashada Somalia (Sawiro+Cod).

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirka Madasha Wada Tashiga Qaran ee Geeddi Socodka Doorashooyinka Soomaaliya 2016 kaas oo …

Uncategorized

Maqal : 10 Qof Oo Ku Geeriyootay iska hor imaad ka dhacay Muqdisho.

Wararka ka imaanaya degmada Dayniile ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 qof oo shacab ah ay ku geeriyootay nawaaxiga Jaamacadii Gahayr, ka …

Uncategorized

Shirarka Doorashooyinka Qaranka Ee Somalia Oo Maanta Furmaya.

Kulamo looga wada-tashanayo nooca ay noqonayso doorashada dalka ka dhacaysa dalka sannadka 2016-ka, ayaa maanta ka billaabanaya guud ahaan magaalooyinka maamullada dakja ka jira iyo …

Uncategorized

Uganda oo Ciidankeeda Heegan galisay

Laamaha amaanka wadanka Uganda ayaa kor uqaaday amaanka wadankaasi kadib markii qaraxyo iyo weeraro khasaare geystay ay ka dhaceen caasimada wadanka Faransiiska ee Paris halkaa …

Uncategorized

Kiiska Cudurka Shuban biyoodka oo lagu arkay Degmada Caabudwaaq.

Masuuliyiinta Ka tirsan Maamulka Degmada ee Galmudug iyo Maamulka caaafimaadka Degmada ee DF Soomaaliya ayaa maanta boqday isbitaalka Caafimaadka Cibaado ee Degmada Caabudwaaq oo ay jiifaan bukaano gaaraya …

Uncategorized

Sawirro : Siyaasi Cali Cabdi Awaare Oo La kulmay Jaaliyadda Koonfu-Afrika.

Siyaasiga Cali Cabdi Awaare ahna milkiilaha Telefeshinka iyo idaacada SBC oo maalmahaan safar shaqo ujoogay dalka Koonfur Afrika ayaa kulamo gaar gaar ah iyo mid …

Waxaa Naqshadan leh Warbaahinta SBC Somalia.