St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Uncategorized

Page 510/625

Uncategorized

Ciidamo Laga Sagootiyay Dagmadda Carmo (Sawiro+Video)

Ciidamadan ayaa Kamid Ahaa Kuwa Koliyadda Tababarista Ciidamadda Booliska Soomaaliyeed Taas oo ku taalla Dagmadda Carmo. Taliyaha ciidanka Booliska Puntland, Gudoomiyaha Gobalka bara Duqa Dagamada Bboosaso  …

Uncategorized

Siciid Xasan Shire ” Mooshinka Waxaa Laga Soo Abaabulay Muqdisho” (COD)

Gudoomiyahii hore ee Baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa ka hadlay Qaabkii xilkii uu ka degay iyo sidoo kale halka laga soo abaabulay mooshinkii isaga …

Uncategorized

Xaflad Loo Qabtay Arday Jaamacada Culumta Caafimadka Boosaso “Sawiro”

Jamacada Culumta Cafimaadka Ayaa Xafladan Lagu Soo Dhawaynayo Arday Cusub Oo Baranaysa Kuliyada Cafimaadka Ugu  Samaysay Magaaladan Boosaso. Xafladan lagu soo dhawaynayo ardaydan ku soo birtay jamacada …

Uncategorized

Sawirro : Fatahaadaha Wabiga Shabelle.

Maamulka Gobolka Shabelaha Dhexe ee Dowlada Soomaaliya ayaa wado dadaalo lagu doonayo in lagu xero Fatahad uu sameeyo webiga Shabelle ayaa si weyn uga soconaya …

Uncategorized

Sawiro : Madaxweyne Xasan Oo La Kulmay Ra’iisul Wasaaraha India.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New Delhi kula kulmey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda India Narendra Modi. Kulanka labada hoggaamiye ayaa waxaa diiradda lagu saarey …

Uncategorized

Digniin Laga Bixiyay Duufaan Ku Soo food leh Xeebaha Bari+COD.

Culimada Saadaasha ayaa Sheegaya in Dufaan Lagu Magacaabo Tropical Cyclone 04A (Chapala) ay ku soo Food leedahay Dhul Xeebeed Balaaran oo ku yaala Bada Cas …

Uncategorized

Maqal : Xildhibaan Maxamed Axmed Oo U Sharaxan G/Barlamanka P-land.

Xildhibaan Maxamed Axmed ibraahim Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha wakiiladda Puntland ayaa sheegay inuu u tartamayo Xilka Gudoomiyaha Baarlamanka. Maxamed Axmed Oo Kamid Ah Xildhibaanadda …

Uncategorized

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu meel mariyay Miisaaniyad sanadeedka 2016.

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyada …

Uncategorized

Maqal : Ururka MAP Oo Cambaareeyay shaqo joojinta VOA-da.

Kadib Shir jara’id oo mas’uuliyiinta Ururka saxafiyiinta Puntland ee MAP ku qabteen magalada Garowe, ayay kaga hadleen waraaqda lagu xanibay shaqada Idaacadda VOA-da oo ay …

Uncategorized

Maqal : Aragtida Shacabka Boosaso ee is casilada Siciid Xasan Shire.

Iyadoo maalinimadii  shalay uu si rasmi ah isku casilay gudoomiyihii barlamaanka Puntland  Siciid Xasan Shire ayaa qaar kamid ah shacabka Boosaso Ay Soo Dhaweeyeen, Ganacsatada …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.