Category: Uncategorized

Page 508/642

Uncategorized

Mareykanka Oo Jaajuus Israeli Ah Sii Daayey

Ra’iisal Wasaaraha Israel ayaa laga soo xigtay in la sii daayay Jonathan Pollard oo ahaa nin basaas ahaa oo u dhashay Israel oo ku jiray …

Uncategorized

Xiisad Ka Taagan Magaalada Beledweyne Ee Gobolka Hiiraan.

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay dilkii magaalada loogu geystay sarkaal Soomaali ah oo u shaqeynayay hay’ad ka …

Uncategorized

Madaxweyne Xasan Oo Kulamo La-Leh Madaxda Imaaradka Carabta.

Kulankaan oo ka dhacay Aqalka Al Bahr,ayaa waxaa isku arkay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo madaxda dalka Isku taga Imaaraadka Carabta,waxayna ka wada hadleen …

Uncategorized

Maqal : DF oo meesha ka saartay in Kenya ay ku soo xad gudubtay Dhulkeda.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Khaalid Cumar ayaa meesha ka saaray in ay jirto wax xad gudub Kenya ay ku soo sameysay dhulka …

Uncategorized

Kenya oo diidan isbedel lagu sameeyo xeerka Maxkamadda ICC

Maxkammada fadhigeedu u yahay magaalada Hague ee ICC ayaa maanta marxalad adag wajihi doonto iyadoo dalalka xubnaha ka ah Maxkamadaasi ay ka doodi doonan shuruuc …

Uncategorized

Qulqulka qaxootiga oo loogu Aaneeyay Weerarkii Paris.

Ra’iisul wasaaraha Faransiiska, Manuel Valls, ayaa waxa uu sheegay in dadka lala xiriirinaayo kooxda la baxday Khilaafada Islaamka ee weerarar Paris isbuucii la soo dhaafay …

Uncategorized

G/Wasiiradda oo isku raacay in dib loo furo Safaaradihii Soomaaliya ee horey loo xirey

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Cumar …

Uncategorized

Faah faahin : Kulan Dhexmaray Nicholas Kay iyo C/rixmaan Faroole.

Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole Oo Ahaa Madaxweynihii Hore ee Puntland ayaa hoyga uu ka degan yahay magalada Garowe kusoo dhaweeyay wakiilka Qaramadda Midoobey ee …

Uncategorized

Maqal : Map Oo Si Adag oga Hadashay Xariga Wariye Deperani,

Ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa ka hadlay xarig maanta Garowe loogu gaystay wariyaha Somalichannel ee Garowe, Jaamac Yuusuf Jaamac (Deperani). Shir jaraa’id uu qabtay …

Uncategorized

Wariye Jaamac Deperani Oo Lagu xiray Garowe.

Wariye lagu magacaabo Jaamac Yuuuf Jaamac oo ka tiran Telefeshinka Somalichannel ayaa goor dhawayd lagu xiray magalada Garowe, ka dib markii la sheegay in wasiirka …

Waxaa Naqshadan leh Warbaahinta SBC Somalia.