St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Uncategorized

Page 496/610

Uncategorized

Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banadir ahna Duqa Muqdisho

Taariikh Nololeedka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa cusub ee magaaladda Muqdisho ayaa wuxuu dhashay …

Uncategorized

Suldaan Cabdiqani Qorane oo lagu Caleemo saaray Dagmada Xarfo “Sawiro”

Xaflad Ballaaran oo lagu caleemo saarayay Suldaan Sh. Cabdiqani Qorane Maxamed ayaa maanta ka dhacay Bali qardhaas oo ku yaal Duleedka Degmada Xarfo ee Gobolka …

Uncategorized

Booliska Puntland Oo Lagu wareejiyay Qalab Isgaarsiin (Cod+Sawiro)

Talista cidamada qaybta boliska gobolka bari ayaa maAnta lagu warejiyay qalab isgaarsiin oo ay ku wada hadlayaan ciIdamada Booliska Puntland. warejinta qalabka isgaarsinta cidamada puntland …

Uncategorized

SAWIRRO : Xasan Sheikh Oo Gaaray New Delhi, India.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka midyahay Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane Cabdisalaan Hadliye …

Uncategorized

Xaliimo Yarey Oo Ka warantay Safar Ay Ku Tageen Tanzania.

Xubno ka tirsan Guddiga doorashooyina madaxabanaan ee Soomaaliya ayaa booqasho qaadatay todobaad waxaa ay ku tageen Dalka Tanzania oo ay ka dhaceysay doorashada madaxtnimo ee …

Uncategorized

Siidii oo ka hadlay diyaaraddii ku soo dhacday Degmada Afgooye.

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii), ayaa wuxuu xaqiijiyay in diyaarad nooca yar ay maanta ku soo dhacday Deegaanka Cumar Beere, oo …

Uncategorized

Somaliland : Wasiirkii dhalinyarada iyo ciyaaraha oo Is casilay.

Wasiirkii dhallinyarada iyo cayaaraha Somaliland, Axmed Cabdi Kaahin ayaa maanta ku dhowaaqay inuu xilkii wasaaraddaas iska-casilay, isla markaana uu ka mid noqon doono xildhibaanadda golaha …

Uncategorized

Farriin uu Madaxweynahu u dirayo xubnaha ururka Al Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo saarey farriin ku socota xubnaha ururka Al Shabaab. “Waxaan si dhow ula soconaa khilaafka aan qarsooneyn ee …

Uncategorized

DEG DEG : Diyaarad ku soo dhacday duleedka degmada Afgooye

Diyaarad aan la garanayn halka laga lee yahay, ayaa waxay goor dhow ku soo dhacday Deegaanka Cumar Baare, oo qiyaastii 6km u jirta Degmada Afgooye …

Uncategorized

Sawiro : Baarlamanka Oo Soo Dhaweyay Is casilada Siciid Xasan.

Kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, gaar ahaan hoolka ay kulmaan Xildhibaanada ayaa waxa ay ku soo dhaweeyeen iscasilaadii uu ku dhawaaqay …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.