St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Uncategorized

Page 4/575

Uncategorized

Wasiirka caafimaadka Turkiga oo gaaray Muqdisho

Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay Saaka diyaarad sida wefdi uu hoggaaminayo wasiirka caafimaadka Turkiga oo ay kamid yihiin dhakhaatiir, waxaaana xiga oo …

Uncategorized

Ra’iisul Wasaaraha oo Xalay kormeerey Isgoyska Zoobe.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Xalay kormeer ku tagey goobihii ay ka dhaceen Weerarkii Qaraxyada ahaa, Wuxuna halkaasi kula hadlay Ciidamadda …

Uncategorized

Dowladda Soomaaliya ” 276-qof Ayaa Ku Dhintay Weerarkii Zoobe.

Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee magaalada Muqdisho, dhaawacana ilaa 300 …

Uncategorized

Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddi u saaray Qaraxii Isgoyska Zoobe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi isagu jira Wasiiro , Maamulka Gobolka Banaadir, Culima’udiin iyo Ururada Bulshada …

Uncategorized

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka baaqday safar uu ka tagi lahaa dalka Turkiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka baaqday safar rasmi ah oo uu ugu kicitami lahaa dalka Turkiga ka …

Uncategorized

Maqal : Farmaajo oo Booqday Goobtii Shalay Qaraxu Ka Dhacay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka Ordogaan dadkii rayidka ahaa ee ku dhawaacmay qaraxii lagu bartilmaamsaday isgooyska Soobe ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha …

Uncategorized

Puntland : Wakhtiga Furashada Xisbiyada Siyaasada oo La Kordhiyay.

Xubnaha guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee (TPEC) ayaa Shaaciyay In Markale dib loo dhigay wakhtiga ay banaantahay iney in la furto Ururada Siyaasadeed …

Uncategorized

Camey oo Beeniyay inuu Taageero Lacageed Ka Helay Dowladda Soomaliya.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey oo maalmihii dambe ku sugnaa dalalka Zambia, iyo kenya islamarkaana dib ugu laabtay Puntland ayaa ka warbixiyay …

Uncategorized

Meydad Hor Leh oo saaka laga soo saaray Goobtii qaraxa uu ka dhacay ee Muqdisho

Xalay ilaa iyo saaka waxaa ka socdo halkii qaraxa uu ka dhacay iyo goobaha ka ag dhow gurmadyo loo sameeynayo dadkii qaraxaasi ku waxyeeloobay. dabaqyadii …

Uncategorized

Micheal Keating:-“Al-Shabaab Fal Xun Ayay u Geysteen Shacabka Soomaliyeed”,

Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa iyo caalamka ayaa si kulul u cambaareyey qarixii bahalnimada ahaa ee shalay ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. War ka …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.