St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Uncategorized

Page 3/489

Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Amiirka Qatar.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay Amiirka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal, iyadoo dowladda …

Uncategorized

3- Qof oo Ku Dhintay Dagaal Beeleed Ka dhacay G. Mudug

Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Gaalkacyo gaar ahaan deagaanka Xanan Buurre oo katirsan koonfur Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in ay ku dagaalameen maleeshiyaad …

Uncategorized

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Qodobo Kala Duwan.

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Qodobo Muhiima, Oo Kamid ah xaaladda Puntland, HOOS KA AKHRI :

Uncategorized

Wariye C/maalik Coldoon oo Cafis Madaxweyne lagu siidaayay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa cafis madaxweyne ku siidaayay Wariye C/Maalik Coldoon oo Maxkamadda Hargeysa ay ku xukuntay labo Sano oo xabsi ah. Coldoon …

Uncategorized

Ra’islawasaare Kheyre oo daah furay ololaha nadaafadda Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah …

Uncategorized

Wasaaradda Isgaarsiinta oo soo bandhigtay sahan lagu sameeyay baraha internet-ka

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay sahan ay ku sameysay baraha internetka (websites) ee wasaaradaha federaalka ah, si loo eego kaalinta ay ka …

Uncategorized

Maqal : Maxkamada Somaliya oo Xukun Dil ah Ka Fulisay Muqdisho

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ahaa Ninkii dilay Taliyihii Nabad sugidda Gobolka Shabeellaha …

Uncategorized

Camey ” Puntland Doorasho Qof iyo Cod Ah Kama Dhici Karto 2019 “

Madaxweyne K/xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camey ayaa sheegay inaysan suurtagal ahayn in guud ahaan degaamada Puntland ay ka dhacdo doorasho xisbiyo badan oo hal …

Uncategorized

Puntland : Wasaaradda Kalumeysiga Oo Ka jawaabtay eedeyn Horay Loogu Jeediyay.

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Puntland ayaa si kulul uga jawaabtay eedaymo uga yimid dowladda federaalka Soomaaliya oo ku eedaysay Puntland inay fashilyeen shir looga hadlyay …

Uncategorized

Faah Faahin : 5 Qof Oo ku Dhintay Qaraxii Muqdisho.

Qarax ayaa laga soo sheegayaa inuu ka dhacay magaalada Muqdisho, agagaaarka dekedda weyn ee magaalada. Wararka ilaa hadda soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxan uu …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.