St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Uncategorized

Page 2/489

Uncategorized

Warbaahinta oo eedo cusub u soo jeedisay Wiilka uu soddoga u Yahay Trump

Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegtay in wiilka madaxweyne Trump soddoga u yahay isku dayey in uu si sir ah xidhiidh ula yeesho Moscow dhawr bilood ka …

Uncategorized

Masar oo duqeysay saldhigyo ku yaal Liibiya

Dowladda Masar ayaa waxa ay duqeyn dhanka cirka ah ku qaadday xeryo ay bariga Liibiya ku leeyihiin maleeshiyaad, iyadoo middaasi uga aargudanayso weerrar lagu qaaday …

Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray Umadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay isku gurmadaan inta lagu gudajiro bisha Barakeysan ee Ramadaan. Madaxweynaha ayaa sheegay …

Uncategorized

Akhri : Jadwalka Kediska Ramadanka Ee SBC 2017.

Warbaahinta SBC Ayaa Caawa si rasmi ah u soo bandhigtay Tartanka Kediska Ramadaanka ee Sanadkan la qabto Xiligan oo Kale, Waxaa tartankan ka qeybgalaya 24 …

Uncategorized

Boqor Burhaan oo Hambalyo u diray Umadda Islaamka Ah.

Boqor Burhaan Boqor Muuse Oo La Hadlayay Caawa Warbaahinta SBC Ayaa Hambalyo U Diray umadda Somaliyeed, Boqorka ayaa Alle oga baryay in Kheyrka Bisha barakeysan …

Uncategorized

Puntland ” Barito Waa Maalin Ramadaan “

Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinimada berito oo kubeegan 27 May 2017 ay tahay maalinta koowaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan. …

Uncategorized

Maxkamadda sare ee dalka oo amartay in dib loogu laabto doorashada 8-dii kursi

Maxkamadda sare ee dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa laashay 8 xubnood oo ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka , waxayna amartay in dib loogu noqdo doorashada …

Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo Dib ugu Laabtay Muqdisho.

Waxaa Dalka dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdigii wasiirrada ahaa ee uu hor kacayay. Madaxweynaha ayaa intii uu Dalka …

Uncategorized

Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyey Heshiiska Imaaraadka Iyo Somaliland – Akhri.

Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay heshiiska dekadda Berbera ee Imaaraadka iyo Somaliland. HOOS KA AKHRI

Uncategorized

Soomaaliya Oo Laga caawinayo dhismaha Ciidamada iyo horumarinta dhaqaalaha

Wafdiga Wasiirrada ah ee la socday madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la kulmay dhiggooda Dalka Qatar, waxayna ka wada hadleen sidii iskaashi buuxa ay u yeelan lahaayeen …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.