St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Uncategorized

Page 1/465

Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku wajahan Turkiga.

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu u kicitimo dalka Turkiga, isaga oo lagu wado in uu kala hadlo xiriirka labada dal, …

Uncategorized

Puntland : Dadweynaha oo Looga digay Khatarta Roobab Di ‘kara

Puntland ayaa soo saartay digniin la xiriirta waxyeellada ka dhalan karta roob la filayo in uu ka curto degaannada Abaaruhu Hadda Sameeyeen. Hay’adda saadaasha Hawada …

Uncategorized

Askari lagu toogtay Duleedka Baydhabo

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Somaliya ayaa saaka xukun dil toogasho ah waxa ay ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada Booliska gaarka ah ee Maamulka …

Uncategorized

Diyaarado xalay duqeeyay Gobolka Gedo

Diyaarado aan la aqoon dalka laga leeyahay, ayaa xalay duqayn culus ka gaystay Deegaanka Wargaduud ee Gobolka Gedo, iyadoo duqaynta lala beegsaday saldhig ay deegaankaasi …

Uncategorized

Jubbaland : Madaweyne Axmed Madoobe Oo Tababar u soo xiray 200 – Oo Askari

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jen. Saacid ayaa maanta tababar u soo xiray dufcadii Sadexaad ee …

Uncategorized

SBC TV Oo Caawa Bilaabaya Baahinta Tv-ga Cusub ee BBC Somali

Laanta Af-Soomaaliga ee BBC waxay Caawa billaabeysaa telefishin cusub. Barnaamijkan oo 15 daqiiqo ku billaabanaya ayaa noqon doona mid maalinle ah oo soo gali doona …

Uncategorized

ISIS oo 10 askari ka dishay Ciidamada Ciraaq

Ilo wareedyo dhanka amaanka ah dalkaasi Ciraaq ayaa sheegaya dhimashada 10 askari ,oo ka mid ah xoogaga amaanka ee Ciraaq, halka ay 20 kalena ku …

Uncategorized

Masuuliyiin Sar Sare oo Si ’ lama filaan ah isku casilay dalka Afqaanistaan

Madaxwaynha Afqaanistaan Ashraf Qani ayaa aqbalay maanta oo isniin ah, ruqsadaha Wasiirka difaaca iyo madaxii ciidamada Arkaan kadib dilkii loo gaystay inkabadan 130 askari weerar …

Uncategorized

Gudoomiye Xigeenada Cusub ee Gobolka Banaadir oo Xilalkii La wareegay.

Munaasabad xil wareejin deg deg ah ayaa ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir, kaasoo ay xilalka ay kula wareegayeen Kuxigeenada cusub ee Gobolka Banaadir iyo Kuxigeenadii …

Uncategorized

USA : Weerarada Burcad-badeedu Waxey hurinayaan Abaarta iyo Macaluusha Somaliya

Sarkaal sare oo ka tirsan millatariga Maraykanka ayaa sheegay in burcad badeedda ku soolaabatay xeebaha Soomaaliya ay u muuqato in ay hurinayaan abaarta iyo macaluusha …

  • 1
  • 2
  • 3
  • ...
  • 465
  • Next →
  • SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.