St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Sports

Page 27/27

Sports

Manchester City oo niyad jab ku ridey riyadii Man United ee sadexda koob sanadkan

Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa dharbaaxo ku dhufatey naadiga ay isku magaalada ka dhisan yihiin isla markaana ay xifaaltanka xumi ka dhaxeeyo ee Manchester …

Sports

Arsenal oo looga digay inay deg deg ku lumiso Cesc Fabregas & Robin van Persie

Kooxda Arsenal oo kaalinta labaad kaga jirta horyaalka English Premiership-ka isla markaana bishii hore sadex koob laga reebay ayaa digniin lagu siiyey inay si deg …

Sports

Manchester City oo toosh ku raadinaya ciyaaryahan Alexis Sanchez

Kooxda kubada Manchester City ee ka dhisan wadanka Ingiriiska kana mid ah kooxaha heerka koowaad ee Premiership-ka ayaa ayaa la xaqiijiyey inay ku doonayso aduun …

Sports

Kooxda Barcelona oo hadaafisay Champions League Shakhtar Donetsk,

Messi ayaa dhaliyay goolkiisii 48aad ee xagaagaan , kaasoo ahaa kan Barcelona u  xaqiijiyay iney u soo baxdo Champions League semifinalkiisa markii ay 1-0 ku …

News, Sports

Kulanka Real Madrid vs Barcelona oo hadal heynteedu ku weynaatay dhalinyarada Xiiseysa ciyaaraha

Kulanka Clasico ee Real Madrid vs Barcelona oo hadal heynteedu ku weynaatay Dhalinyarada Xiiseysa Horyaalka Isbeyn’ Saaxiiboow 4 ta Ciyaarood waa ka tirsanayaa iyo Car …

Sports

Tababaraha West Ham oo ganaax culus dusha loo saaray

Xiriirka ciyaaraha kubada cagta wadanka Ingiriiska ee loo yaqaan Football Association ayaa ganaax culus waxay dul dhigeen macalinka daadihiya kooxda West Ham oo ka mid …

Sports

Rooneey oo ganaax adag dusha loo saaray

Xidiga weerarka uga ciyaara kooxda Manchester United ee hogaanka u haysa horyaalka Premiership-ka dalka Ingiriiska ayaa dhabarka loo saarey ganaax ciyaareed oo ah inaanu safan …

Sports

Garoomada ciyaaraha aduunka Qadar oo daruuro loo sameynayo

Iyadoo bishii December ee sanadkii hore wadanka Qadar ee ku yaal mandiqada bariga dhexe uu ku guuleystey martigalinta ciyaaraha koobka aduunka ee 2022 ayaa waxaa …

Sports

Tababaraha Arsenal oo boorsada lacagta loo furay

Tababaraha kooxda Arsenal oo ka mid ah kooxaha ka dhisan wadanka Ingiriiska isla markaana kaalinta labaad kaga jirta horyaalka Premiership-ka Arsene Wenger ayaa la xaqiijiyey …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.