St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Sports

Page 2/27

News, Sports

Liverpool Oo Ceyrisay Tababaraheedii.

Kooxda Liverpool FC ayaa ceyrisay tababaraheedii Brendan Rodgers. Ninka u dhashay waqooyiga Ireland oo yimid Anfield sannadii 2012 ayaa cadaadis ku hoos jiray ka dib …

News, Sports

Man United Oo Hogaanka La Waregtay iyo Man City Oo Laga Badiyay.

Manchester United ayaa garoonkeeda Old Traffrod ku garaacday kooxda Sunderland oo xaalad masiibo ah ku jirta, waxayna guushan Red Devils ku gaadhay 3:0 waxaana goolasha …

News, Sports

Horyaalka Kubada Cagta Ingiriiska Oo Maanta Furmaya.

Tartanka Horyaalka Ingiriiska Ayaa Maanta La filayaa inuu Furmo Kadib muddo Fasax Lagu Maqnaa. Louis van Gaal ayaan dooneynin in xili ciyaareedkii labaad inuu guuldaro …

News, Sports

Moha Farah oo ku guuleystay orodka 5-kun ee Mitir.

Orodyahanka caanka ah Mo Farah ayaa mar kale ku guuleystay orodka 5-kun ee Mitir ee ka dhacay magaalada Lausanne, isagoo ka guuleystay 17 jirka reer …

News, Sports

Sawirro: Barcelona oo ku guuleysatay Champions League.

Kooxda Barcelona ayaa si awood leh ugu guuleystay koobta tartamada Yurub ee championska, kaddib markii 3-1 ay uga adkaadeen Juventus. Ciyaarta oo ka dhacday garoonka …

News, Sports

Xulka Dagmadda Qardho Oo Gaaraacay Kan Daaralasaam+Sawirro.

Magaalada Daaralasaam ee xarunta dalka Tanzania waxaa si rasmi ah ugu furmay tartanka magaalooyinka bartamaha Afrika ee kubadda Kolayga,kaaso lugu magacaabo Inter City Game. Xulka …

News, Sports

Naadiga Chelsea Oo Dabaal Dagay+Sawirro

  Waxaa Lagu kala baxay horyaalka dalka Ingiriiska oo kamid ah labada horyaal ugu xiisaha badan adduunka waxaana si rasmi ah u xaqiijisay inay tahay …

News, Sports

Isku aadka Sema Finalka Champions League Oo La Sameeyay.

  Waxaa Goordhow lasoo saaray Sida ay u dheeli doonaa 4 ta Naadi ee usoo baxday Wareega Semi Finalka Koobka Champions League waxaana isku soo beegmey …

News, Sports

Sports:-Man.United Oo Ka Badisay Liverpool, Kulan Ka Tirsana Premier League+Sawirro.

Laba gool oo uu dhaliyay Juan Mata ayaa guul siiyay Manchester United, isagoo labada gool dhaliyay labada qeyb ee ciyaarta, Sturridge ayaana dhaliyay goolka calanka …

News, Sports

Isku Aadka Wareega 8-da Champions League Oo La Soo Saaray + Akhri Kooxo Adag Oo isku Aday..

Isku aadka wareega 8-da Ee Champions League ayaa goordhaweyd la soo saaray, waxaana ka soo baxay kulamo xiiso leh iyadoo taasi ay xaqiijisay in xilli …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.