St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Sports

Page 1/27

News, Sports

Natiijada Kulamadii Xalay ee Champions Leaque.

Manchester United ayaa guul raaxo leh Old Traffrod ugu furutay tartanka ay dib ugu soo laabtay ee Champions Leaque waxayna Red Devils 3-0 ku garaacday …

News, Sports

Isku aadka naadiyada horyaallada Yurub

Qorituurka isku aadka naadiyada horyaallada Yurub ee 2017/18 ayaa lagu qabtay magaalada Monaco. 32ka kooxood ee u soo gudbay isku aadka guruubyada ayaa loo qaybiyey …

News, Sports

Lionel Messi Oo Xalay Taarikh Cajiib Ah U Dhigay Real Madrid.

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa Xalay guul ka gaartay naadiga Real Madrid oo ay booqatay kulanka El Clasico ee horyaalka La Liga, waxaana ay uga …

News, Sports

Xulka Somaliya Oo Looga Adkaaday 1-0

Xulka qaranka Koonfurta Sudan ayaa guul rafaad ah ka gaaray dhigiisa Somaliya kulan marti loogu ahaa soomaalida dalka Jabuuti, wuxuuna ahaa kulan ka tirsan isreeb-reebka …

News, Sports

Real Madrid Oo Taarikh Cajiib Ah Ka Dhigtay Kulankii Xalay ee Bayer Munich.

Kooxda kubbada cagta Real Madrid ayaa guul soo laabasho ah garoonka Allianz Arena ku soo gaadhay markii ay 2-1 ugu awood sheegatay kooxda Bayer Munich, …

News, Sports

Kooxo Sheegay iney Ka Baxeen Tartanka Horyaalka Puntland

Ku: Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland                                                                  Garoowe Ku: Agaasimaha Dhaliyarada iyo ciyaarah Puntland                                           Garoowe Ku: Wasiirka Wasaaradda Sh, Sh, Dh iyo Ciyaarah Puntland                              Garoowe Og: …

News, Sports

Isku Aadka Wareega 8 Dhamaadka Champions League Oo La Sameeyay (Akhri)

Waxaa dhawaan la sameeyay isku aadka tartanka Champions league wareegiisa sideed dhamaadka waxaana kasoo kulamo aan la saadaalin karin natiijooyinka kasoo bixi kara ciyaarahaasi. Kooxda …

News, Sports, Uncategorized

Barcelona Oo Guul taarikhi Ah Xalay Gaartay.

Sinaba shaki uma galin kartid in Barcelona ay hubisay hirgalinta taariikhdii ugu weyneed kubadda cagta kadib markii ay 6-1 ugu awood sheegteen kooxda Paris Saint …

News, Sports

Koob loogu magacdaray AUN Gen Cadde Muuse oo Gaalkacyo laga daahfuray +Sawirro

Garoonka Kubada cagta Cawaale Stadium ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa laga daah furay koob kubada cagta ah oo loogu magacdaray Alla unaxariistee Madaxweynihii hore e …

News, Sports

Kaameruun Oo Qaaday Koobka Qaramada Afrika ee 2017.

Kaameruun oo gool lagu lahaa markii hore ayaa boodhka iska jaftay oo ciyaartii kama dambaysta ahayd Masar kaga badisay 2-1 iyagoo hantay koobkii shanaad ee …

  • 1
  • 2
  • 3
  • ...
  • 27
  • Next →
  • SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.