St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Sawirka maanta

News, Sawirka maanta

Madaxweynaha Somaliya Oo La Kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka Ethiopia wuxuu kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi  Hailemariam Desalegn. Kulanka Labada Madaxweyne …

News, Sawirka maanta

Daawo Sawirrada Bilicda Magaaladda Boosaso Ee Xarunta Ganacsiga Puntland.

Magaaladda Boosaso Ee Xarunta Gobolka Bari Ayaa Sanadihii Udanbeeyay Sameynaysay Hormarro Kala Duwan, Sida Muuqatana Waa Magaallo ganacsiyeedka Puntland. Boosaso Waxaa Ku Nool Dad Farabadan …

News, Programmes, Sawirka maanta, Sports

Maqal: Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada SBC, 20 May 2014.

Barnaamijka faaqidaada ciyaaraha waa Barnaamij duhur walba ka baxa warbaahinta SBC INTERNAIONAL marka laga reebo maalinta Jimcaha. Maanta Oo Talaado ah waxaad ku dhagaysan doontaan …

News, Programmes, Sawirka maanta, Sports

Maqal: Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada SBC, 19 May 2014

Barnaamijka faaqidaada ciyaaraha waa Barnaamij duhur walba ka baxa warbaahinta SBC INTERNAIONAL marka laga reebo maalinta Jimcaha. Maanta Oo Isniin ah waxaad ku dhagaysan doontaan …

News, Programmes, Sawirka maanta, Sports

Maqal: Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada SBC, 17 May 2014

Barnaamijka faaqidaada ciyaaraha waa Barnaamij duhur walba ka baxa warbaahinta SBC INTERNAIONAL marka laga reebo maalinta Jimcaha. Maanta Oo Sabti ah Gebi ahaanba barnaamijku wuxuu …

News, Sawirka maanta, Sports

Maqal: Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada SBC, 12 May 2014

Barnaamijka faaqidaada ciyaaraha waa Barnaamij duhur walba ka baxa warbaahinta SBC INTERNAIONAL marka laga reebo maalinta Jimcaha. Maanta Oo Axad ah waxaad ku dhagaysan doontaan …

News, Sawirka maanta

Sawirka maanta: Marka aad baylah noqoto bahaladunna way ku cunaan oo kaa dhergaan

Sawirka maanta aan idiin soo xulnay wuxuu ku aadan yahay heerka ay gaartey fawdada iyo nidaam la’aanta ka taagan Soomaaliya oo gaartey in xitaa jinsiyada …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.