St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Qormooyin

Page 4/4

Qormooyin

RAALI GALIN KU SOCOTA XILDHIBAAN SALEEBAAN YUUSUF (INDHA BUUR)

WALAAL  MARKA HORE WAXAAN IDIN LEEYAHAY BAHDIINA SAXAAFADA AAD BAAD U MAHADSANTIHIIN,  WALAALAYAAL WAXAAN RABAA IN MARKA HORE AAN KA RAALI GALIYO MU WAADINKA GEESIGA …

News, Qormooyin, video

Heshiiska Kampala Ma “Daqar” Mise “Dawo”?.Danta 2-da Shariif ayaa ka muhiimsanaatay tan Soomaalida.

 Dhumucda Khilaafka labada Shariif waxay noqotey inay galaafato Shacabka Soomaaliyeed, dad uga aqoon & waayo badan, dad u soo jeeda in ay wax u qabtaan …

News, Qormooyin

Faallo: Soomaaliya oo Fashil Siyaasadeedkii ugu Xumaa Haysto 20 sano kadib

Nairobi:- Soomaaliya oo aysan dawlad dhexe oo shaqeysa ka jirin tan iyo sanadkii 1991, 20 sano ka hor ayaa waxaa soo wajahay mid kamida waji gabaxyadii …

Qormooyin

Nabd Jire noqo oo Dhexgal labada Shariif "Albaabkii Rajada Somalia" (Faalo Xiiso leh)

Saxafi Madaxbanaan:- Anigoo aad uga murugeysan masiibada ku habsatay hoggaanka halgankii dib u xureynta ayaan si hal haleel ah ku seexday, tiiyoo aaney hurdo fiicanba …

faalo

Qormooyin

Khilaaf ka dhex jira Dawladda Somaliya ma’ahan mid “Dastuuri ah” ee waa mid ‘Danaysi ah”!!!

Khilaaf ka dhex jira Dawladda Somaliya ma’ahan mid “Dastuuri ah” ee waa mid ‘Danaysi ah”!!!… Waxaa maalmihii la soo dhaafay ay noqotay siyaasadda Soomaaliya mid …

Puntland_diapora_logo

News, Qormooyin

Bayaan ay soo saareen waxgaradka Jaaloiyadda Puntland ee dalka Denmark

Jaaliyadda Puntland ee ku dhaqan wadanka Denmark ayaa soo gaarsiiyey SBC bayaan ay kaga hadlayaan xaaladaha amaan ee ka taagan magaalada Gaalkacyo iyagoo baaq u …

faalo

News, Qormooyin

Hoggaamiye kooxeedyadii hore oo isku baheysanayabaabi'inta Iftiinka…(Faallo)

 Inkastoo ay jiraan maalmo caalami ah iyo kuwo qarameed oo ku gaar ah Soomaaliya ayaa misana waxaa dhanka kale jira wakhtiyo madow oo araxda gooyay …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.