St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Qormooyin

Page 1/4

Buug cusub

News, Qormooyin

Qoraa Soomaaliyeed oo soo bandhigay Buug lamagac Baxay, (Xuquuqda barakacaha Habeylihin)

Qoraa Axmed Baashi Maxamed Sh. Ibraahim ayaa soo bandhigay Buuga Magaciisu la yiraahdo Xuquuqda barakacaha Habeylihin kaas oo sitoos ah u taabanaya Barakacayaasha Soomaaliyeed meel walba oo …

AWARE-SAWIR-2

News, Qormooyin, Xulashada

Awaare! Hogaamiye shacbiyad leh! (W/Q: Cisman maxmud cali gooni)

Tan iyo malintii uu ku dhawaaqey inuu yahay Musharax madax weynaha Puntland wuxuu noqdey musharaxii ugu horeeyey oo kaga dhawaaqa caasimada Puntland Garowe(10-08-2013) tasoo uu …

tah

Qormooyin

Tahniyad ,Mudane Mohamed Abdulahi Khalif(Shine) & Marwo Ikran cabdisalan Cilmi Oo Meherkoda Ka Dhacay Nairobi.

Waxa tahniyad Meher Farxad leh Halkani looga Diraya Meherka ,Mudane Mohamed Abdulahi Khalif(Shine)Iyo Marwo Ikran cabdisalan Cilmi Oo Meherkoda Ka Dhacay Nairobi Tarikhdu markay Ahayd …

download (2)

Qormooyin

Hambalyo Tahniyad Dhalasho

Waxan Halkaan Hambalyo dhalaasho uga direynaa Maxamed Siciid Axmed Sardheeye & Riyaaq Cabdicasiis Axmed Sardheeye Oo Wiil ugu dhashay magaalada Hargeysa Maanta oo taariikhdu tahay …

tahniyad

News, Qormooyin

Hambalyo Aroos: Mudane Max’ed C/risaaq Dayid & Murwo- Ubax Max’ed Axmed

HAMBALYO AROOS Hambalyo Aroos:Mudane Maxamed Cabdirisaaq Dayid iyo Murwo-Ubax Maxamed Axmed Nuur. C/Raxmaan Cali Cabdi Awaare C/qaadir C/laahi Nuur Almis Mohamed Osmaan Musse(Dam Dam) Mohamed …

aman-ramzan_front

News, Qormooyin

Kumaa doonaya in uu ilmo ku guuleysto (Barnaamij yaab leh ee Tv ka baxay)

Telefishinada caalamka waxaa laga baahiyaa tartamo kala duwan ama barnaamijyo la xiriira waqti yaanasiib lagu guuleysto waxyaabo kala duwan sida lacag, Telefishin, Cumputaro, gawaari iyo …

Qormooyin

Tahniyad Aroos , Mudane Maxamad Axmad Qaasim Iyo Marwadiisa Qaaliga Ah Marwo Laki Cumar Cabdi

Hooyo Xaali Jaamac Nasro Cabdi Godone iyo Caruurteeda Fihiimo Cabdi Godone iyo odaygeed Caruurteed Hooyo Caasho Warsame iyo Caruurteeda oo kala ah Cismaan Saalax ismaaciil …

Qormooyin

TACSI Alaha u naxariisto Marxuum Ismaaciil Qaasim xareed

Nabadoon Raage Maxamed Maxamuud Hooyo Faadumo AXmed Muuse Asli Axmed Muuse Maxamed Yaasiin Baarshed Ciise Mxaamed MAxamuud Cabdi Samad Caydar Maxamed Cabdi Yaasiin Baarshed Bashiir …

Qormooyin, Uncategorized

Hambalyo Hambalyo Hambalyo: Tahniyad dhalasho

Waxaa halkan Tahniyad Dhalasho ka diraya Dhamaan Bahda saxaafada gobolka Bari iyo Shaqaalah Hay’ada warbaahinta SBC International. Waxayna u dirayaan Walaalkood Yuusuf Maxamed Maxamuud Yuusuf …

Qormooyin, Xulashada

Xog warankii taariikhda ( qeybtii 2 ) ?

 Taariikhdu waa ay dawr muhiim ku leedahay fahanka nolasha iyo lafalgalka udul qaadashada wajiyadeeda kala duwan ay kugu soo wajahayso subax kasta iyo weji ka …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.