St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: Programmes

Page 11/11

News, Programmes

Sheekh Shariif oo shaaciyey shakhsiga uu u magacaabayo Ra'isalwasaaraha (Dhageyso)

Madaxweynaha dawlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif oo shaaciyey in uu Ra’isalwasaare u magacaabayo Cabdi-wali Maxamed Cali (Gaaz) oo haatan ah kusimaha Ra’isalwasaaraha ahna wasiirka qorsheynta …

Programmes

AUDIO:Dood kulul oo dhexmartey Madaxweynaha Puntland & Xildhibaan (Dhageyso)

Dooda waxaa si adag su’aalo isku waydiinaya Madaxweyne Faroole & xildhibaan Indhabuur oo ka tirsan golaha wakiilada Puntland (Player-ka hoose ka dhageyso dooda Faroole & …

News, Programmes

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somalia oo si ba'an u caytamaya (Dhageyso)

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka KMG Soomaaliya ayaa khubad uu ka jeediyey magaalada Muqdisho uuna kaga hadley khilaafka rigaadiyey dawlada, isqabqabsiga & jid iyo jiho la’aanta …

Programmes

AUDIO: Al-Shabaab oo sheegtey in toos u beegsan doonaan madaxda DFKMG (Dhageyso)

Xoogaga Shabaabka ee dagaalka ba’an kula jira ciidamada DFKMG & kuwa AMISOM ayaa digniin cusub oo ay soo saareen waxay ku goodiyeen inay si toos …

Programmes

AUDIO: Farmaajo oo cadeeyey inaanu iscasli doonin ilaa Baarlamanku…(Dhageyso)

Ra’isalwasaaraha DFKMG Soomaaliya Maxamed C/laahi  Farmajao ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtey magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadley go’aankiisa la xiriira icasilaadiisa & mirihii …

Programmes

AUDIO:Dhageyso shirkii Jaraa’id madaxweynaha DFKMG

Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtey magaalada Muqdisho Madaxweynaha DFKMG wuxuu kaga hadley arimo fara badan oo ay ka mid yihiin dilkii hogaamiyihii Al-Qaacidada …

Programmes

Sh.Cali Dheere” Wasiirka sariirtiisa ayaan qalabkii dili lahaa ugu xirnay” (Dhageyso)

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa shaaca ka qaaday inay been tahay inay ruux haweeney ah u adeegsadeen dilka wasiirkii arrimaha …

Programmes

Dhageyso khudbad Ra'isalwasaare Farmaajo shacabka u jeediyey June 10, 2011

Khubad Ra’isalwasaaraha Dawlada KMG ah uu kula hadlayey shacabka Soomaaliyeed & ciidamada qalabka sida, taasi oo ku aadan banaanbaxyada ka aloosan magaalada Muqdisho ee looga …

Programmes

Dhageyso Heeso qiimo badan oo ka hadlaysa dhibaatada colaada (Al-Fanaan Mataan)

 Heestan waa hees uu ku luuqaynayo fanaanka Mataan Wadani, waxay ka hadlaysaa dhibaatada dagaalada & colaada ka taagan dalkeena Soomaaliya. Waa Hees aad loogu riyaaqay …

Programmes

Dhageyso Barnaamij xiiso leh (Taariikhdii ururka SYL)

Barnaamijkan waxaan kaga hadlaynaa dhacdooyin kala duwan oo ku saabsan fikradii, aasaaskii, soo shaacbixidii, caqabadihii, guulihii & himiladii ururkii SYL halka ay ku dambeysay. Barnaamijkan …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.