St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Category: News

Page 2/826

rrr

News

Dowladda Turkiga oo Guryo kadhisaya Muqdisho

Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday inay bilaabayso dhismaha 10-kun oo guri kuwaasi oo laga dhisi doono Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somaliya. Madaxweynaha dalka …

IMG-20160427-WA0005

News

Maqal Waraysi:- Muno Diyaano ah Musharax Xildhibaan Somalia

Aqoonyahanad Muno Axmed Cabdalla oo kamid ah Aqoonyahanada Reer Puntland Kuwooda Ugu Caansan ee ku sugan Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaaladda London ayaa Waraysi ay …

medium_kF9SX09I

News

Midowga Yurub oo ka hadlay Dhimida Musharka AMISOM

Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone D’Urso ayaa ka hadlay sababaha Ciidamada AMISOM ay uga dhimeen 20% mushaarkii ay siin jireen Ciidamada AMISOM. …

camey2

News

Maqal:- Ciidamo Ka gostay khaatumo oo Qabsaday Buhoodle

Ciidamo ku hubaysan hubka waawayn ee tikniada iyo qoryaha fudud ayaa la wareegay maamulkii magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn. Wariye madax bannaan oo halkaasi ku …

13062621_990462771042267_1631199586_o

News

Wasiirka Shaqada iyo Shaqalaha PL oo Deeq Raashin ah Garsiyeey Karkaar Sawiro

Wasirka shaqada shaqalaha iyo iyo wafdu uu hogaaminayo ayaa mantay Gaaray deeganada ka tirsan Gobalka Karkaar deganadaas ayaa waxa u kuurgalayay xaladaha abaare ee ka …

xin-5

News

Maqal:- Deeq la Garsiyeey Qoysaas Gobalka Sanaag

Qoysas badan oo ku dhaqan deegaano ay abaar aad u daran ay ka taagan tahay ee gobolka Sanaag ayaa waxaa la gaarsiiyay deeq raashin iyo …

IMG_1FCC69-6B80EF-23D3CC-B0253B-558255-5917AB-610x380

News

Maqal:- Gudoomiyaha Gobalka Bari oo sheegay inay Qabteen Tahriib

Gudoomiyaha gobolka bari dr yuusuf maxamed wacays dhedo ayaa shaaciyey in tahriibayaal dhalinyaro ah oo waxkabarta jaamacadaha iyo dugsiyada boosaaso ay habeenimadii xalay ganacta kusoo …

IMG_6526

News

Kulan looga hadlayeey Gudininka Fircooniga oo Garowe Kadhacay Sawiro

Marwada Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr’s Hodon Siciid Ciise ayaa maanta 23-April-2016 ka qayb gashay shirweyne looga hadlayey dabar goynta gudniinka gabdhaha oo lagu qabtay Jaamacadda …

gggg

News

Daawo:- Warka Tv-ga SBC

Halkan Kadaawo Warka Tv-ga SBC oo Habeenimadi Xalay ahaa kabaxay Tvga SBC Boosaaso waxaana idin la socodsiinaya Maxamed Laki Man

201415635245218454761048Cartan

News

Maqal:- Dr Yaasin Faarax Cartan oo ka hadlay Xaalada Dalka Waraysi

Dr Yaasin Faarax Cartan oo kamid ah Aqoonyahada Reer Puntland ee ku sugan Dalka Gaar ahaan Magaaladda Boosaaso ayaa maanta soo Booqday Warbaahinta SBC Wuxuuna …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.