Madaxweyne Ku Xigeenka Gal-Mudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay in aanay Waxba Ka Jirin Warar la isla dhexmarayo oo ku aadan in Gal-Mudug ay Musuq maasuqday Deeqo Gar Gaar oo loogu Talagalay Shacabka Gal-Mudug.

Dhowaan waxaa is Casilay Masuul katirsanaa Waaxda Gar gaarka iyo Arimaha Bini aadanimada Gal-Mudug isaga oo sheegay in Baqaaro lagu Xareeystay Raashin Gar Gaar oo loogu Talagalay Shacabka Gal-Mudug.

 

DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNE XIGENKA :