(DIGNIIN SAWIRO DHIIG LEH) Waxaa soo gaaray warqabadka SBC sawiro dheeraad ah oo la xiriira qaraxyadii caawa ruxay magaalada Nairobi ee caasimada Kenya, kuwaasi oo dad fara badan ku dhaawacmeen kuwa kalena ku dhinteen.

Ilaa iyo hada 6 qof ayaa geeriyootey in ka badan 40 dhaawac ah ayaa 11 ka mid ah dhaawacoodu halis yahay, waxaa la sheegay in dadka dhintey qaarkood jirkooda googa’ay oo la garan waayey, halka kuwa dhaawaca ah sidoo kale ay jiraan kuwa jirkoodu gubtey.

DAAWO SAWIRADA

SBC News Desk