Warar goor dhaweyd naga soo gaarey xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra’isalwasaare Ra’isalwasaare Maxamed C/laahi Farmaajo uu si buuxda isku casilay.

Shir jaraa’id oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin kala duwan, isla markaana saxaafada loo yeeray ayaa Ra’isalwasaare ku dhawaaqay in uu si buuxda xilkii iska casilay, isagoo khudbad kooban uu jeediyey u mahadceliyey dadkii la soo shaqeeyey.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo khubad kooban jeediyey ayaa sheegay in uu aqbalay icasilaada Farmajo waxaana uu sheegay in uu u mahadcelinayo Maxamed C/laahi Farmaajo shaqadii wanaagseyd ee uu soo qabtey mudadii uu Ra’isalwasaaraha ahaa.

Faahfaahin la soco daqiiqado ka dib