Kooxda Barcelona ayaa ku guuleysatey koobka Spanish Cup ciyaar adag oo dagaal & fawdo ay saameysay kana dhacdey garoonka Nou Cam ee magaalada Barcelona.

Goolal ay saxiixeen Messi & Andres Iniesta ayaa ka dhigay ciyaartii caawa 2-3 iyadoo lugtii hore ay ku sood hamaatey 2-2 waxaana sidaasi ay ku noqotey 5-4 oo agritagge.

Inkastoo ciyaarta ay aad ugu gacan sareysay Real Madrid hadana waxaa guushu ay la hoyotey oo koobkii qaatey Barcelona, waxaana labada gool Real u saxiixay Ronaldo & Benzema.

Keyse Caamir
SBC Monitoring