Boqor Burhaan Boqor Muuse oo mudooyinkii ugu dambeeyay socdaal ku joogo dalkan Koonfur Afrika ayaa kula kulmay Boqorka Boqortooyadda ugu faca weyn Koonfur Afrika Ee Loo Yaqaan King Mpendulo Sigcawu (Ah! Zwelonke).

Waa  Boqorka 12-aad ee qoyska Gcaleka kana mid ah Dadka Xhosa ee Koonfur Afrika iyadda oo sidoo kalena ay goobjoog ka ahaayeen qaar ka mid ah Eheladda laba dhinac ee Qoysaska Boqortooyadda Soomaaliyeed iyo kuwa Koonfur Afrika. Qawmiyadda  Xhosa waxaa ka soo jeeda Siyaasiyiin iyo ashkhaas caan ah oo uu ka mid yaha Nelson Mandella.

DAAWO SAWIRADDA KULANKA:

1-3 KingBurhaanandKing-Mpendulo-Sigcau-2 KingBurhaanandKing-Mpendulo-Sigcau-4 KingBurhaanandKing-Mpendulo-Sigcau-6 KingBurhaanandKing-Mpendulo-Sigcau-9 KingBurhaanandKing-Mpendulo-Sigcau-10 KingBurhaanandKing-Mpendulo-Sigcau-32