BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM
PUNTLAND STATE OF SOMALIA

Ku:       dhammaan Saxaafadda Madaxa-bannaan ee dal & dibad            Xarumahooda.

Ujeeddo:          Bayaan  & talo soo jeedin

Waxaan shaki ku jirin in asaaskii & dhismihii Maamulka Dawladda Puntland ee la yagleeyey 1dii Bishii August 1998dii uu ahaa tallaabo muhiim ah oo horay loogu  qaaday  guud ahaan dib usoo celinta midnimadii &  dawladnimadii Ummadda  Soomaaliyeed ee la burburiyey horraantii sannadkii 1991dii, gaar ahaanna ay wax weyn ka tartay danta & maslaxadda caamka ah ee dadka Reer Puntland dhan kasta.

Haddaba, in kasta oo Axdigii & qorshe-hawleedyadii Maamulladii kala dambeeyey ee Puntland soo maray tan & xilligaas si  tifatiran loogu qeexay hirgelinta & gaarista yoolasha  kala  duwan ee Bulshadu ku taameysay hanashadooda,   haddana waxaan la ankiri Karin in aaney hirgelin in badan oo qorsheyaashaas kamid ahaa oo aan aaminsanahay in wax uun laga fulin karay, gaar ahaan, samaynta adeegyo Bulsho oo tayo leh, dalkana ku wada baahsan, xoojinta amniga & samaynta kaabayaasha sharciga, hirgelinta qorshaha dimuqraadiyeynta & samaynta dastuur rasmi ah iwm.

Nasiib wanaag waxaa xaqiiqo ah in Maamulka hadda jira ee uu Madaxda ka yahay Dr, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud  uu noqday kii ugu horreeyey ee  wax weyn ka qabtay baahiyaha ugu waaweyn ee Bulshada, kuwaas oo gundhigga  u ahaa dadaalkii lagu dhisay Maamulka Puntland.  Waxaa xusid mudan in Maamulkani waxqabad muuqda oo la taaban karo ka muujiyey baahiyaha ugu waaweyn ee bulshada reer Puntland, sida:

  1. Tayeynta Hay’adda amniga & sugista Nabadgelyada.
  2. La dagaallanka Burcad-badeedda & kooxaha Nabad-diidka ah
  3. Dhiirigelinta Maal-gashiga & Ganacsiga xorta.
  4. Kor u qaadista Magaca & sumcadda Siyaasiga ah ee  Puntland dal & dibadba, gaar ahaan mart-gelinta shirar & kulamo muhiim ah oo heerarkoodu kala duwan yihiin, kuwaas oo aan horay loogu qaban Soomaaliya 20kii sano ee la soo dhaafay
  5. Baarista kheyraadka dabiiciga ah ee dalkeenna ceegaaga.
  6. Dhismaha Maamullada degmooyinka & baahinta Maamulka.
  7. Dadaal ku bixinta dhismaha dawlad Soomaaliyeed oo Federaal & dib u heshiisiinta  Ummadda Soomaaliyeed ee collaaddu kala  irdheysay.
  8. Samaynta  dastuur rasmi oo lagu ansixiyey gole guud oo ay wada fadhiyeen ergooyin metelaya qaybaha kala duwan ee Bulshada Reer Puntland, Beesha Caalamka &  Madax ka socota Dawladda Soomaaliyeedna goob joog & Markhaanti ka wada ahaayeen.
  9. Hirgelinta nidaamka dimuqraadiyeynta & Furashada  Axsaabta Siyaasadeed  oo looga  guurayo nidaam beeleedkii, looguna guurayo nidaam-siyaasadeed caadil ah oo qof kasta helo xaqiisa siyaasiga ah ee uu wax ku dooran karo, laguna dooran karo.

Sidaas darteed, Beesha Cali Saleebaan markii ay qiimeysay:

  1. Wax-qabadyada mugga weyn ee Maamulkani hirgeliyey intii uu jirey.
  2. Baahida loo qabo in laga  gudbo nidaam-beeleedka  siyaasadeed ee aan caddaaladda Ijtimaaciga ah & tan Siyaasiga ah midna waafaqsanayn. Beeshanina kamid tahay beelaha ugu waaweyn ee  nidaamkaasi  saamaynta xun ku reebay, xaqeedii siyaasiga ahaa ee  ay mudnaydna ku weydey.
  3. Tixgelinta ay mudan tahay in la helo Fursadda ugu yar ee aan looga maarmi Karin hirgelinta nidaamka axsaabta & dimuqraadiyeynta casriga ah.
  4. Midnimada & wadajirka Ummadda reer Puntland oo aan sina gorgortan u gelin, lehna mudnaanta kowaad dhan kasta.

Waxay ku baaqeysaa:

  1. 1.      In Maamulka lagala shaqeeyo hirgelinta Barnaamijka Dimuqraadiyeynta & furashada Axsaabta.
  2. 2.      In loo wada hawlgalo, mudnaanta kowaadna la siiyo adkaynta amniga,  wadajirka  &  Horumarka dadka & Dalka  Reer Puntland.

Magacyada  waxgaradka Qaybaha  kala duwan ee Beelaha Cali Saleebaan ee Bayaankan soo saaray 

 

Isimada  guud Ee beelaha   Cali Saleeban :

  1. 1.      Boqor Cumar Ismail (Sanweyne )
  2. 2.      Suldaan C/Laahi Salax Cumar ( Jeenicad )
  3. 3.      Suldaan Bashiir Muse (Kooonte )
  4. 4.      Suldaan Moxamud Xassan Cumar (Heeraab)

 Nabadoonada beelaha Cali saleeban  :

  1. Nabadoon Abshir yasiin Dalmar
  2. Nabadoon Muuse Xaaji farax
  3. Nabadoon  Salaad Aadan  Mohamud
  4. Nabadoon Muuse Mire Xaaji Siciid
  5. Nabadoon Siciid Bile abdalle
  6. Nabadoon salad Siciid Yusuf
  7. Nabadoon Adan abdirahman Cilmi
  8. Nabadoon Hiirad Mohamed Samater
  9. Nabadoon Axmed Cali kibriidle
  10. Nabadoon Mohamud Cabdi Cali yare
  11. Nabadoon mohamud Said caynab
  12. Nabadooon Mohad  Mohamed samater
  13. Nabadoon Rooble Neberi Faahiye
  14. Nabadoon: Cabdullaahi Maxamed Ismail
    1. Nabaddoon Maxamed Khaalid Cali
    2. Nabadoon Saciid Shire Maxamed
    3. Nabaddoon Xassan Axmed Ibraahim
    4. Nabadoon C/maan C/Samad Maxamuud
    5. Nabadoon Caydiid Cusmaan  Xaaji Maxamed
    6. Nabaddoon Cabdalle Xassan Cabdalle
    7. Nabaddoon Muuse Aadan Axmed Bilcil
    8. Nabadoon Maxamed Cumar Ciise
    9. Nabaddoon  Maxamuud Xaaji Xassan (Timacadde)
    10. Nabadoon Maxamed Saciid Qooqaanni
    11. Nabadoon  Jaamac Saciid Carraale
    12. Nabadoon Xirsi Abdirahmaan farax cowl
    13. Nabadoon Maxamud Jamac Maxamed
    14. Nabadoon Siciid Maxamed aware
    15. Nabadoon Farax Yusuf Siciid
    16. Nabadoon Cumar Yusuf Dheere
    17. Nabadoon Catoosh Maxamuud Gayre
    18. Nabadoon Cismaan Saciid Cumar
    19. Nabadoon Nasiib Xaaji Faarah
    20. Nabadoon Saalax Ow Maxamed
    21. Nabadoon Mahad Xasan Huseen
    22. Nabaadooon

Liiska magacyada Cuqaasha Guud ee  beelaha

  1. Chief Caaqil, Faarax Xasan Ibraahim (Catoosh)
  2. Chief Caaqil,  Siyaad Xaaji Maxamed Bilcil
  3. Caaqil Khalif Yusuf cisman
  4. Caaqil Siciid Xuseen Ali
  5. Caaqil Omar ismaciil faarax
  6. Caaqil Ibraahim garwayne
  7. Caaqil bashiir Siciid Ahmed
  8. Caaqil Aw Cisman Aw Maxamed
  9. Caaqil jamac Aw cali
  10. Caaqil khuurshe cali yare
  11. Caaqil salad ciise Rooble
  12.  Caaqil Siciid cabdulahi Yusuf
  13. Caaqil Faarax dalmar  Ismaciil
  14. Caaqil Xuseen Muuse Jaabir
  15. Caaqil kaarshe Subagdhame
  16. Xaaji Maxamuud Abdale Waaberi
  17. Bashiir Sheekh Maxamuud Fay
  18. Aadan Cali shire Afbalaar
  19. Cabdulaahi  Cali Sugule
  20. Maxamed Xirsi Kuleef
  21. Cawiif Maxamed Qoobay

Liiska Magacyada Aqoonyahanada :

  1. Prof. Yaasin Beeldaaje X.cabdulahi
  2. Prof Barkhad Timir Muuse
    1. Dr. Maxamed Caynab Maxamuud
    2. Dr. Maxamed Xassan Shoodhaadhi (Professor at EAU & BU)
    3. Dr. Faarax Axmed Muuse (Professor at University)
    4. Dr. Maxamed Yuusuf Cali (Professor at BU)
    5. Dr. Mohammed Abdullahi Ismail (Professor at EAU)
    6. Dr. Saciid Xasan Maxamed (Professor at PSU)
    7. Dr. C/rashiid Boqor Cumar Ismail
    8. Dr. Maxamed Maxamud Sheekh Ciid
    9. Dr. Saalax Xaaji Cabdullaahi Maxamed
    10. Eng. Cabdulcasiis Xasan Maxamuud
    11. Eng. Maxamedd Sheekh C/maan Axmed
    12. Dr. Saciid Cusmaan Maxamed
    13. Dr. Maciin  Maxamed
    14. Dr. Maxamed Maxamuud Axmed (Gurungur)
    15. Dr. Ali Nur ahmed
    16. Dr. Abdiqaadir Tuube
    17. Mr. Said abdilaahi salah
    18. Mr.   Ismail farah Yusuf
    19. Dr.  Mohamed ismail Cilmi
    20. Mr.  Crisaaq xuliye
    21. Dr.   Ahmed Yusuf Gallan
    22. Mr.  Jamac Ciise Mohamud
    23. Prof. Mohamed Mohamud Osman (Lambo)
    24. Prof: a/kadir Mohamed gallan
    25. Dr Ahmed Said Qaloonbi
    26. Dr Craxman Said Farah
    27. Dr C/qani Said Farah
    28. Mr.  Burhan Mire Qaxiye
    29. Mr. Mohamed Said Mohamed
    30. Eng. Barkhan Caratn Gurhan
    31. Dr Yasssin Qaxiye Ciise ciise
    32. Mr: burhan Mohamed gallan
    33. Mr.  aidirus Mohamed gallan
    34. Mr: sulaiman Mohamed gallan
    35. Mr: a/rahman a/samad gallan
    36. Mr:a/llah said gallan
    37. Mr: Usama a/samad gallan
    38. Prof. Mohamed Mahad ciise
    39. Dr. Ismaciil Ciise Rooble
    40. Dr. faarax xaaji Siciid
    41. Dr. Maxamuud Xaaji Yusur
    42. Mr. Mohamed Mire Xaaji sicid
    43. Mr. Mohamed Ali Adan
    44. Mr.  Mohamud ismacil jamac
    45. Mr. Maxamud Xasan (baxwal)
    46. Mr. Abdulaahi Ciise Muuse (Qaroowe)
    47. Mr. Maxamed Farax Subagdhame (Gafane)
    48. Mr. . Ali nasir Abshir gayre
    49. Mr.. Abdulahi Cise Yusuf
    50. Mr. sadaam Saed Sulayman
    51. Mr. Sharif Mohamed suulay
    52. Prof. Eng. Abdirahman farah ali
    53. Mr. Abdirahman Muumin Salah
    54. Eng. Ladane Said Qaloonbi
    55. Mr.  .Mohamed abdi garoon
    56. Eng . Abdirahman Said Qaloonbi
    57. Eng. Abdi Mohamed Khuurshe
    58. Eng . Faisal Cartan Gurhan
    59. Eng. Mohamed abdulahi Mohamed
    60. Eng. Mohamed Sulayman Saed
    61. Eng. Ibraahim shire Mohamed
    62. Eng. Salah abdirahman
    63. Eng. Jamal ahmed Mohamed
    64. Cap. Abshir Siciid ali
    65. Mr. Ali Ibraahim Mohamed
    66. Mr. Jamaal abdulahi ahmed
    67. Mr. Mohamoud abdirisaaq
    68. Mr. Mohamed Osman Mohamed
    69. Mr. Siciid Mohamud Xasan 
    70. Mr.  Mohamed Osman Mohamed
    71. Mr. Salad shire Yusuf
    72. Mr. Omar shire yusuf
    73. Mr. Mohamed Abdulahi jamac
    74. Mr. Mohamed khuurshe
    75. Mr. Faysal Omar siciid
    76. Mr. Ahmed siciid salah
    77.  Mr. abdulkhaliq Mohamed Ismail
    78. Mr. Mohamed mire jamac
    79. Mr. Osman ismacil ahmed  caato
    80. Mr. Caydaruus ahmed Mohamed
    81. Mr. Sadam Guursade
    82. Mr. Mahad abshir gayre
    83. Mr. Ahmed Ali adam
    84. Drs: aisha Mohamed gallan
    85. Mrs:nathifa Mohamed gallan
    86. Mrs; ubah Mohamed gallan
    87. Mrs; hamdi barsheed
    88. Prof: ayan Mohamed gallan
    89. Mrs: hamdi hidig islaiyar
    90. Drs: hayat Mohamed gallan
    91. Mrs; naima Mohamed gallan
    92. Drs: hawa ali adam
    93. Mrs: hany Mohamed gallan
    94. Drs; fatma Mohamed gallan
    95. Drs: mariam ali adam
    96. Mrs; sumaya said gallan
    97. Mrs: khadija said gallan
    98. Drs; sumaya a/samad gallan
    99. Drs Idil Maxamuud Afbalaar
    100. Drs Sundus Maxamed Layloon
    101. Dr Cabdisamed Maxamud Said
    102. Dr Ayaanle Maxamud Afbalaar
    103. Eng Maxamed Yuusuf Afbalaar
    104. Dr Maxamud Bashiir Sheekh Maxamud Fay
    105. Prof Cabdirizak Hiirad
    106. Eng Shirwac Maxamuud Afbalaar
    107. Eng Ahmed Maxamuud Afbalaar
    108. Drs Sucaad Saciid maxmed Guray
    109. Dr Maxamed saciid Maxamed Guray
    110. Dr Maxamed Cali Waaberi
    111. Dr Catoosh Cabdale Waaberi
    112. Drs Kaltuun Maxamed Warsame

 Ganacsatada beelaha cali saleeban:

  1. Ganacsade Liiban Yusuf Mohamed (liban dheere)
  2. Ganacsade Bashiir Claahi Salah
  3. Ganacsade Farah xirsi Cali (Faarah goobe)
  4. Ganacsade Ismaciil siciid Maxamed (Kutub)
  5. Ganacsade Maxamuud Ow Jamac
  6. Ganacsade Maxamuud Catoosh Xasan
  7. Ganacsade A/wahab Mohamed mumin
  8. Ganacsade Mahad Saalax Aadan {jagle}
  9. Ganacsade cabdulaahi Hirsi Cali
  10. Ganacsade Mahad Ciise adan (laba bale)
  11. Ganacsade Kaarshe Shire Adam
  12. Ganacsade Bashiir ibraahim faarax
  13. Ganacsade cali Sinjibiil
    1. Ganacsade: Maxamed Yusuf Saciid
    2. Ganacsade:Faarax Maxamuud Axmed (Kuwait)
    3. Ganacsade;Axmed Maxamed Dayax
    4. Ganacsade;Maxamuud Cabdullahi X.Maxamed
    5. Ganacsade;C/nuur Maxamed Ibraahim Bilcil
    6. Ganacsade: Daahir Cumar Casaawe
    7. Ganacsade: Raage Dacar Ibraahim
    8. Ganacsade: Maxamuud Maxamed Ciise (Geney)
    9. Ganacsade:Axmed Xassan Cabdalle
    10. Ganacsade; Cabdi Maxamed Cumar (dhoofaaye)
    11. Ganacsade: Aadan Maxamuud Ciise
    12. Ganacsade; Axmed Saciid Shire
    13. Ganacsade;Musdafe Maxamed Yuusuf
    14. Ganacsade Siciid Maxamed Yusuf
    15. Ganacsade Fariid Xuseen cali
    16. Ganacsade Cabdulaahi cali Hogato
    17. Ganacsade Farax maxaed yusuf
    18. Ganacsade Siciid Ibraahim
    19. Ganacsade Farax Maxamud Yusuf
    20. Ganacsade warsame Cumar Deer
    21. Ganacsade siciid maxamed boos
    22. Ganacsade siciid salaax aadan
    23. Ganacsade Cali siciid Salax
    24. Ganacsade Maxamed cali Aadan
    25. Ganacsade Cali cartan ismaciil
    26. Ganacsade maxamed siciid oomaar
    27. Ganacsade cali dhega cade
    28. Ganacsade Mahad ciid siciid
    29. Ganacsade Axmed maxamud xaji farax
    30. Ganacsade Ciid xidig Aadan
    31. Ganacsade cali Yusuf guure
    32. Ganacsade Ismaciil  Maxamud suufi
    33. Ganacsade Xayir Ismaciil axmed
    34. Ganacsade camale Ismaciil farax
    35. Ganacsade Farax yusuf aadan
    36. Ganacsade Mubaarak Ali Xaaji siciid
    37. Ganacsade faraax salax aadan
    38. Ganacsade Siciid maxamed Subagdhame
    39. Ganacsade Salayman  neberi
    40. Ganacsade Ismaciil cisman Yusuf
    41. Ganacsade xabiib Beeldaje Xaaji cabdulahi
    42. Ganacsade maxamed yaasin maxamed
    43. Ganacsade Ibrahim Cismaan maxamed (saajinka)
    44. Ganacsade Raage cali hogato
    45. Ganacsade Cabdi weli salad  cali
    46. Ganacsade axmed cabdulahi
    47. Ganacsade Bashaash
    48. Ganacsade xabiib hayaan farax
    49. Ganacsade cabdiraxman muuse Gurey
    50. Ganacsade Siciid Goonyacade
    51. Ganacsade axmed cisman cartan
    52. Ganacsade Cawad waaberi
    53. Ganacsade Yusuf Muuse jamac
    54. Ganacsade Cabdi sagaar salaax
    55. Ganacsade Cawaale Axmed
    56. Ganacsade gaagaale sutul
    57. Ciid xassan jama
    58. Xassan yusuf Jaama
    59. Ahmed Said sul cayn
    60. Mire Mohamud orshe
    61. Mohamud Ismail
    62. Mohmed Hassan omar
    63. Mohmed obalaha warsame
    64. Mohamed Osman Said
    65. Farah Saleeban Mohamed
    66. Cali sandheer ow Mohamed
    67. Said Hussein Diiriye
    68. Yusuf Claahi Salax
    69. Farax Ismail Toox
    70. Abshir Mohamed gigaange
    71. Mohamud Mohamed Xalaani
    72. C/risaaq Nuur Omar
    73. Jamaac Ahmed Gurey
    74. Ayaanle Said Garcase
    75. Mohamud Yusuf Gurey
    76. Ismail Said Caynab
    77. Mohamud Yusuf Hassan
    78. Aadan mahamed jama
    79.  Jama Qaxiye Ciise
    80.  C/raxman nuur omar
    81. Yusuf Said Qaloonbi
    82. Abdi cali yare
    83. Yassin Cabdi cali yare
    84. Mohamed jama Cali
    85. Yusuf ahmed cali
    86. Said Mohamed nuur
    87. Mohamed farah yusuf Xaaji dacam
    88. Mohamed jama  farah
    89. Mohamed Mire Baaruuj

 

  Allaa mahad leh.
25th November 2012