Barlamank​a Puntland oo dood adag ka yeeshay xeerka doorashooy​inka puntland

Barlamaanka Puntland oo ku guda jira kalfadhigii labaatan iyo sideeda ee sanadkan ayaa maanta dood adag ka yeeshay xeerka doorashooyinka dowladaha hoose ee Puntland oo mudooyinkii u dambeeyey golaha hor oo laa.

Waxaa maanta si adag uga doodeen habka cod bixinta doorashooyinka loo gali doonoiyo sida lagu xaqiijinayo  dhalashada iyo sugnaanta mudwaadiniinta reer puntalnd oo ay xildhibaanadu kula aragtiduwanaayeen ka dib gudi ay u saareen meel marinta xeerkaasi,

Waxaa gudigu sheegay in gudiga doorshooyinka kmg ah ee puntalnd ay sheegin in aan doorshada soo socota ee dowladaha hoose  lagu galidoonin wax care ah oo cadaynaya dhalashada qofka iyo da.diisa cadahay.

Inkasta oo galfadhigiibarlamaanka Puntland ee sanadkan uudhamaaday hadana shaqooyinka golaha horyaala oo tiradoodu aad u badantahay waxaa lagu daray todobo bari  oo dheeri ah waxaana ay u muuqataa qodobada ugu waa wayn horyaala kal fadhiga barlamaanka Puntland ay tahay meel marinta xeerka doorshooyinka dowladaha hooseee Puntland oo maalmihii ugu dambeeyey ay dood wayn ka taagnayd iyadoonadegmooyinka Puntland qaarkood ay sheegen in laga reebay degmooyinka doorashooyinku ka dhacayaan ee ay gudbiyeen gudiga kmg ah ee doorshooyinka Puntland.

Maxamed Siciid
SBC INternational Garoowe 

 

Daalacatey :870

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print