Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa maanta u doortay Gudoonka Ugu Sareeya Baarlamanka Cusub Ee Uu Dhawaan Yeeshey Baarlamanka Maamulkaasi.

Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan Ayeey Udeerteen Gudoomiyaha Baarlamanka maamulka Jubbaland, sidoo kale  waxay gudoomiye kuxigeen u doorteen Aadan Khaliif Xaaji halka kuxigeenka labaad loo doortay Cabdi Baalay.

Doorashadda ayaa ahayd mid qarsoodi ah waxaana goob joog ka ahaa madaxda maamulka Jubbaland, gudoonka cusubna waxay ballan qaadeen inay gudan doonaan waajibkooda.

Baarlamanka Cusub Ee Maamulka Jubbaland Ayaa Waxaa Dhaliilsan Qaar Kamid Ah Waxgaradka Goboladda Jubooyinka Kuwaas Oo Sheeganaya in Aan La Siin Xaquuqdii Ay lahaayeen,

Daawo Sawiradda:

IMG_8156-480x320 IMG_8158-480x320 IMG_8169-480x320 IMG_8179-480x320 IMG_8191-480x320 IMG_8219-480x320 IMG_8287-480x320 IMG_8305-480x320 IMG_8322-480x320 IMG_8324-480x320 IMG_8329-480x320 IMG_8353-480x320