Mudanayasha barlamaanka Puntland ii todobaadkaan u furmay kalfadhigii 28aad ee Golahawakiilada isla markaasna ka Doodaya ajandayaal badan iyo xeerar ayaa maanta waxaa ay ansixiyeen xeerka Ururadda Asxaabta oo aysan waliyeelan Puntland iyadoo ay maantana sooxaadireen mudanayal kor u dhafayaafartameeyo oo uu shir gudoominayey gudoomiyha Barlamaanka Puntland C/rashiirMaxamed Xirsi iyo labadiisa ku xigeen.
Dood dheer kadib ayaa mudanayaashu waxaa ay Hab gacan taagaku Ansixiyeen in uu meel marayxeerka UruraddaAsxaabtaPuntland oo ay maanta gacanta u tageen 37 mudane iyadoo aysan jirin cid kaaamustay sida uu ku dhawaqay gudoomiyaha barlamaanka Puntland C/rashiidMaxamed xirsi
Kala fadhigii 28aad ayay wakiilada ku Ansixiyeen UruradaAsxaabta deegaanada Puntland iyadoona ay Si aad ah uga Munaa qashoodeen Wakiilada intii uu Socday kala fadhigooda.
Kala fadhigii 28aad ayay wakiilada ku Ansixiyeen UruradaAsxaabta deegaanada Puntland iyadoona ay Si aad ah uga Munaa qashoodeen Wakiilada intii uu Socday kala fadhigooda.
Intaay dood socotaywaxa lagu falanqeeyay xeerkan tiro kasta oo uu yeelanayo urur siyasadeedkasta inta ayka kooban tahay Puntland midGobol iyo mid Degmo hadii uu hirgalana waxaa uunoqonayaa markii ugu horaysay eePuntland ay yeelato Ururo siyasadeed.
C/naasir Yaasiin Salaad
SBC International Garoowe