Author: SBC Editor

Page 725/730

News

Sawirro:- Banaanbixii Ugu Weynaa Abid Oo Maanta Ka Dhacay Boosaso Loogana Horjeeday Aflagadaddi Nabi Muxamed NNKH.

Kumanaan iyo kumaaan Bulshada ku dhaqan Magaaladatani Boosaaso ayaa Galabimadii Jumcada Isugusoobaxay garoonka Kubada Cagta Ee Boosaaso, Banaanbaxan ayaa ka dhan ahaa Aflagaadada suubanaha nebi …

News

Sawirro:- Dowladda Soomaaliya oo dhiirigelisay Maktablayda Soomaaliyeed oo Ka Qayb Gashay Bandhig Buugaag oo Lagu Qabtay Qaahira.

Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa dhiirigeliyey Maktablayda Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay kas oo muuqatay bandhiga buugaag oo lagu …

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheeq Maxamuud

News

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeyb Galay Shir Looga Hadlayay Dagaalka Koonfurta Sudan (Warsaxaafadeed)

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley shir madaxeedka waddamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo ka dhacay magaalada Addis …

News, Xulashada

Dhageyso:- Barnaamjka Fanka iyo Suugaanta Ee Warbaahinta SBC (30-01-2015).

Waxaan Halkan idinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Ee Todobaadkasta Maalinta Jimcahaa Ka Baxa Warbaahinta SBC, Waxaanna Soo Jeedinaya Wariye Yuusuf Cabdi shire. Hoos Ka Dhageyso: Riix …

News

Shir Madaxeedka AU oo Saakay ka Furmaya Magaaldda Addis Ababa.

Shir madaxeedka 24aad ee Madaxweynayaasha ururka Midowga Africa ayaa saakay ka furmaya magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia. Madaxweynayaasha iyo masuuliyiin kale oo matalaya dalalka …

News

Dhageyso:- Barnaamijka Xulka Wararka 24-ka saac Ee Ka baxa Idaacada SBC Internation.

Waxaan Halkan idinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Xulka Wararka 24-ka Saac Ee Warbaahinta SBC Internation Oo Aad Kala Socotaan Shabkadda All SBC Online, Halka Qaarkiin Aad …

News, Xulashada

Dhageyso:- All-shabaab Oo Shacabka Buullo-Burde Ugu baaqay Iney Ka Baxaan iyo Dowladda Oo Ka Hadashay.

War Ka soo Baxay All-shabaab ayaa lagu sheegay in Shacabka Ku Dhaqan dagmadda Buulle-burde Ay isga Baxaan Deegaankaasi, Hadii Kalana Alshabaab ay ugu Hanjabeen iney …

News

Sawirro:- Golaha Xukuumada Puntland oo meel mariyey siyaasada Naafada Puntland

Kulankii Golaha wasiirada dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Khamiiskastana Ay Yeeshaan ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay …

News

Ergeyga Gaarka ah ee QM oo soo dhoweeyay ku dhawaaqidda golaha wasiirada cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya.

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ku dhawaaqidda Golaha Wasiirada Federaalka cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal …

News

Maamulka Soomaaliland oo Xanibay Saraakiil u socotay baaritaanka Hub lagu qabtay Dekeda Berbera.

Wararka ka imanaya Magaalada Barbara ee maamulka Soomaliland ayaa sheegaya in Baaritaan culus uu ku socdo weli markab weyn oo dhowan lagu qabtay hub farabadan …

Waxaa Naqshadan leh Warbaahinta SBC Somalia.