St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Author: SBC Editor

Page 678/681

News

Dagaal ka Dhacay Jubbada Hoose iyo Maamulka Jubba Oo Ka Hadlay.

Madaxda Ciidamadda  Maamulka KMG ee Jubba, ayaa Faah Faahin Ka Bixiyay dagaalkii  shalay ka dhacay Deegaanadda Maamulka Jubba, Goobaha Ay Dagaaladda Ka Dhaceen Ayaa waxaa Kamid …

News

Gudoomiye Jawaari oo sheegay in Dastuurka Soomaaliya uusan aheyn KMG.

Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Dastuurka dalka Soomaaliya u yaalo uusan aheyn mid KMG ah. Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya …

News

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta Ku Wajahan Baydhabo.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Dalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa Maanta ku wajahan Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Adan …

News

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka Midowga Afrika (Wasxaafadeed).

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga …

News

Dhageyso:- Barnaamijka Xulka Wararka 24-ka saac Ee Ka baxa Idaacada SBC Internation.

Waxaan Halkan idinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Xulka Wararka 24-ka Saac Ee Warbaahinta SBC Internation Oo Aad Kala Socotaan Shabkadda All SBC Online, Halka Qaarkiin Aad …

News, Xulashada

Dhageyso:- Barnaamijka Xulka Wararka 24-ka saac Ee Ka baxa Idaacada SBC Internation 10:00 (27-01-2015).

Waxaan Halkan idinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Xulka Wararka 24-ka Saac Ee Warbaahinta SBC Internation Oo Aad Kala Socotaan Shabkadda All SBC Online, Halka Qaarkiin Aad …

News

Dhageyso:- Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Soo Dhaweeyay Golaha Wasiiradda Cusub Ee Somaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somaliya Xasan Cabdi Maxamed Oo La Hadlayay SBC Ayaa Soo Dhaweeyay Xumnaha Golaha Wasiiradda Somaliya Kaas Oo Xalay …

News

Sawirro:- Madaxweyne Gaas Oo Qaabilay Ganacsato Chineys Ah.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-1-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti balaaran oo Chinays …

News

Dhageyso:- Beeraleyda Shabeelaha Dhaxe Oo Cadaaladda Loogu Baaqay.

Taliye Ki Xigenka Saldhigga Magaaladda Jowhar Ayaa ugu baaqay Beera Leyda Gobolka Shabeelaha Dhexe iney Ka Dig Toonaadaan Dagaaladda Ku Saleysan isku Qabsiga Dhul Beereedyada …

News

Madaxweynaha oo War Ka Soo Saaray Xubnaha Ka soo Goosta Al Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadley istaraatiijiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhinaca la dagaalanka argagixisada, iyo saameynta barnaamijkani ku leeyahay goosashada xawliga …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.