St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Author: SBC Editor

Page 658/664

News, Xulashada

Dhageyso+Sawirro:- Ganacsatada Garowe Oo Madaxweyne Gaas Ku Wareejiyay Gadiid Kala Duwan.

Ganacsatada Gobolka Nugaal oo soo ajiibay baaqi madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee ahaa Puntland ha isku tashato ayaa maanta si rasmi ah …

News

Dhageyso:- Shirkii Dib Uheshiisiinta Galgaduud Oo Maanta Furmay.

Waxaa Maanta Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Uu Ka Furmay Shir dib u heshiisiin horu-dhac u ah shirka maamul u sameynta Gobolada Dhexe, iyadoo …

News, Uncategorized

Sawirro: Kulanka Baarlamanka Oo Furmaya iyo Reysulwasaaraha Oo Codsi Kale La Yimid.

Xildhibaano gaaraya ilaa 180 xildhibaan ayaa ku sugan xarunta golaha shacabka, Kulanka Baarlamaanka ayaa goor dhow furmi doona, iyadoo inta badan ay xaadireen Xildhibaanada Baarlamaanka, …

News

Dhageyso:- Barnaamijka Caafimadka Ee Warbaahinta SBC Ka Baxa Sabti Kasta (31-01-2015).

Waxaan Halkaan Idinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Caafimaadka Ee Warbaahinta SBC, Waxaanna Sabti Kasta Aad Kala Socotaan Warbaahinta Caaliga Ah Ee SBC International, Waxaa Soo Jeedinaya Wariye Xamse Cabdirshiid …

News

Shir Dib U Heshiisiin Oo Maanta Ka Furmaya Dagmada Dhuusamareb.

Waxaa Lagu Wadaa Maanta in Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Uu Ka Furmo Shir dib u heshiisiin horu-dhac u ah shirka maamul u sameynta …

News

Dhageyso:- Baarlamanka Somaliya Oo Maanta Codka Kalsoonidda Uqaadaya Wasiradda Cusub.

Baarlamanka Somaliya Ayaa la filayaa maanta iney kulan ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaaladda Muqdisho Ayagoo Ka Doodi Donna Cod Uqaadista Xukuumadda Cusub Ee …

News

Dhageyso:- Barnaamijka Todobaadka iyo Soomaaliya Ee Ka Baxa SBC Habeenkasta Oo Jimco Ah 10:00 (30-01-2015)

Waxaan Halkaan idinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Todobaadka iyo Somaaliya Oo Aad Ka Maqashaan Habeenka Jimcuhu Sii baxayo Warbaahinta SBC internation , Waxanan Ku Soo Qaadanaa …

News

Sawirro:- Banaanbixii Ugu Weynaa Abid Oo Maanta Ka Dhacay Boosaso Loogana Horjeeday Aflagadaddi Nabi Muxamed NNKH.

Kumanaan iyo kumaaan Bulshada ku dhaqan Magaaladatani Boosaaso ayaa Galabimadii Jumcada Isugusoobaxay garoonka Kubada Cagta Ee Boosaaso, Banaanbaxan ayaa ka dhan ahaa Aflagaadada suubanaha nebi …

News

Sawirro:- Dowladda Soomaaliya oo dhiirigelisay Maktablayda Soomaaliyeed oo Ka Qayb Gashay Bandhig Buugaag oo Lagu Qabtay Qaahira.

Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa dhiirigeliyey Maktablayda Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay kas oo muuqatay bandhiga buugaag oo lagu …

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheeq Maxamuud

News

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeyb Galay Shir Looga Hadlayay Dagaalka Koonfurta Sudan (Warsaxaafadeed)

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley shir madaxeedka waddamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo ka dhacay magaalada Addis …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.