St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Author: SBC Editor

Page 639/685

News, Xulashada

Dhageyso+Sawirro:- Maydadka Ragii Weeraray Madaxtooyadda Baydhabo Oo La Soo Bandhigay.

Ugu yaraan 10 Ruux ayaa ku geeriyootay Weerar hubeysan oo ay Kooxda Al Shabaab ku qaaday Xarunta Madaxtooyada Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xassan Sheekh. Wasiirka …

News

Sawirro:- Maareeye: “Geed dheer iyo mid gaabanba waan u fuuleynaa sidii Warbaahinta dalka loo horumarin lahaa.”

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) oo labadan cisho joogey Nairobi ayaa maanta kulamo la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya …

News

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Djibouti.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta booqday xarunta cusub ee Baarlamanka Djibouti ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka dalka …

News

Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey Shirkadda Caymiska ee Takaful

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah furey Shirkadda Caymiska ee Takaful Afrika, laanteeda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn hambalyo …

News, Xulashada

Dhageyso+Sawirro:- Madaxweyne Gaas Oo ka qeyb galay xaflad lagu daah furayay xafiiska Madaxa banaan ee difaacaha xaquuqda aadanaha Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12-3-2015 ka qeyb-galay Xaflad balaaran oo lagu daahfurayey xafiiska Madaxa banaan ee …

News

Dhageyso:- Faah Faahin Ka Soo Baxaysa Weerarkii Beydhabo.

Waxaa Faah faahin Dheeri Ah Ay ka Soo baxaysaa Weerar Goordhow Lagu Qaaday Xarunta Madaxtooyadda Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Ee Xaruntoodu Tahay Magaaladda Beydhabo. Wariye …

News, Xulashada

War Deg Deg Ah:- Qaraxyo iyo Rasaas Ka Socota Madaxtooyada Baydhabo.

Wararka Aan Ka heleyno magaalada Baydhabo Ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo agagaarka Madaxtooyada Maamulka Koofur Galbeed ee …

News

Dhageyso:- Afhayenka Booliska Oo Sheegay in Lahayo Shaqsigii Ka Danbeeyay Qaraxii Xalay.

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cornel Qaasim Axmed Rooble oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Amaanka ay Gacanta ku dhigeen Shaqsigii ka danbeeyay Qarax …

News, Xulashada

Dhageyso:- Barnaamijka Saaka iyo SBC Oo Subaxkasta Ka baxa idaacadda SBC International (12-03-3015).

Waxaan Halkaan idinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Saaka iyo SBC Oo Subaxkasta Ka baxa idaacadda SBC international. Waxaa Soo Jeedinaysa Wariye Adno Abshir Faarax.:::RIIX AMA DAAR.

News

Qaramadda Midoobay Oo Lagu Dhaliilay Xaaladda Syria.

Warbixin ay si wadajir ah u soo saareen Hay’ado gaaraya 20-Hay’adood oo ka shaqeeya arimaha gar-gaarka ayaa waxaa lagu sheegay in Golaha ammaanka aysan door …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.