St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Author: SBC Editor

Page 598/683

News

Boqor Burhaan oo lagu soo dhoweeyey Lusaka, Zambia.

  Boqorka beelaha Daarood, Boqor Burhaan Boqor Muuse oo beryahan socdaal ku marayey Yurub  iyo Waqooyiga Ameerika ayaa dib ugu soo laabtay Afrika waxana si …

News

Dhageyso:- Shil Ka Dhacay inta Udhaxeysa Qardho iyo Garowe.

  Wararka Naga Soo Gaaraya Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland Ayaa sheegaya in Shil Gaari Oo Sababay Khasaaro isugu Jiira Dhimasho iyo Dhaawac Uu ka …

News

Dhulgariir xoogan oo ka dhacay daka Nepal+Sawirro.

  Dhulgariir xooggan oo sababay qasaare nafeed iyo waxyeelo guryo ayaa ku dhuftay galbeedka Nepal, Booliska ayaa sheegay in la xaqiijiyay dhimashada Dad Gaaraya 9000 …

News

Gobolka Sool Oo Laga Fuliyay Adeegyo Caafimaad+Sawirro.

  Koox dhakhaatiir iyo kalkaaliyaal caafimaad iskugu jirtay oo ka tirsan wasaarada caafimaadka Puntland ayaa soo gabogabeeyay hawl ay ka wadeen deegaano ka mida gobolka …

News

Hay’addii Sahminta Dhulka Oo Markale La Hirgalinayo+Sawirro.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo oo 4 cisho ku joogay dalka Turkiga …

News

Dhageyso:- Wasaradda Amniga Oo Saartay Digniino Adag.

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in Ururka  All-Shabaab ay damacsanyihiin sidii ay weerarro argagixiso uga geysan lahaayeen goobaha cibaadada iyo meelaha ay dadka rayidka ah …

News

Dhageyso:- Madaxweyne Xasan Oo Ku Soo Laabtay Muqdisho

  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaamminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii socdaal shaqo uu ku tagay dalalka …

News

Haweenay Guri ku heshay Cambe ay ku dhufatay Madaxwayne+Video.

Haweeney u dhalatay dalka Venezuela ayaa ku guuleysatay riyo aheyd in Madaxweynaha dalkaas Nicolas Maduro uu siiyo Guri, kadib markii ay fariinteeda ku gudbisay Cambe …

News, Xulashada

Dhageyso:- Barnaamijka Saaka iyo SBC.

  Waxaan halkaan Hoose Idinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Saaka iyo SBC Oo Subaxkasta Ka Baxa Idaacadda SBC International, Waxaa Soo Jeedinaya Yuusuf Cabdi shire:

News

Dibad Bax Ka Dhacay Magaaladda Johansburg +Sawirro.

  Dibad Baxyo Balaaran Oo Looga Soo Horjeedo Muhaajir Naceybka Ayaa Maanta Ka Dhacay Magaaladda Johansburg, Ee Dalka Koonfur Afrika. Dibadbaxayaasha Ayaa Ubadan Ithobia-an iyo …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.