St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Author: SBC Editor

Page 584/661

News

DEG DEG:- Wasiiro Ka Tirsan Jubbaland Oo is Casilay.

  Wararka Naga Soo gaaraya magaaladda kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in Goordhaweyd La Dhaariyay Xubnaha Baarlamanka Maamulka Jubba Oo Mudooyinki Udanbeeyay …

News

Wasiiro Booqday Dhaawacyadi shalay.

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Waxbarashada Marwo Khadar Bashiir Cali, Wasiirka Batroolka & Macadanta Maxamed Mukhtaar Ibrahim, Wasiiru …

News

Nicholas Kay Oo Gaaray Cadaado.

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Kay iyo wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Maanta Gaaray Magaaladda Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Garoonka …

News

Maxkamadda Ciidamadda Oo Riday Xukunno.

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta  xukun ku riday shaqsiyaad lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Ururka Shabaab. Gaashaanle Sare Xasan Cabdi …

News

Dhageyso:- Barnaamijka Saaka iyo SBC

Halkaan ka dhageyso barnaamijkii saaka iyo sbc. Waxaa soo jeedinaya Yuusuf Cabdi shire….RIIX AMA DAAR.

News

Shirka Maamul usameynta Goboladda Dhexe Oo Maanta Furmaya.

Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud, waxaa maanta lagu wadaa in Madaxweynaha Soomaaliya uu ka furo shirka maamul U Sameynta Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya. Madaxweynaha …

News

Proff Gaas Oo Garowe Ku Qaabilay Madaxa Hay’adda TIS-DAI

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta aqalka madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda TIS-DAI Mr.Craig Davis …

News

Hay’adda IOM Oo Qalab Siisay Kalumeysatada Gobolka Bari.

Hay’adda IOM ayaa manta qalab Gudoonsiisay dadka ka ganacsada kaluunka iyo kuwa bada quusa waxana ka qeyb galay madaxa mashruuca Haya’dda IOM, masuliyin ka soday …

News

Kulan ka dhan ah qaadka oo ka dhacay Muqdisho

Kulankan looga hadlayay sidii meel looga soo wada jeesana lahaa dhibaatada Qaadku u leeyahay Bulshada Soomaaliyeed isla markaana loo qaadi lahaa olole dalka looga joojinayo …

News

Xasan Sheikh Oo Lagu Soo Dhaweeyay Cadaado

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, Waxaanna Halkaasi Ku Soo Dhaweeyay Masuuliyiinta Maamulka Ximin iyo Xeeb iyo Wasiirka Arimaha …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.