St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Author: SBC Editor

Page 550/646

News

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dib ugu laabtay Garoowe+Sawirro.

  Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda …

News

Bosaso:- Qaxooti Ka Yimid Dalka Yemen Oo Muqdisho Loo Diray+Sawirro

  Qaar Kamid Ah Dadkii Ka soo Barakacay Dagaaladda Dalka Yemen Ayeey Maanta U Ambabixiyeen Gudiyada Ku howlan Soo dhaweynta dadkan oo ah gudiyo ku shaqeynaya …

News

Madaxweynaha Oo la Kulmay Danjirayaal Ka Socda Carabta+Sawirro.

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaflad quraac ah xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay danjireyaasha waddamada Carabta u fadhiya Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa danjireyaasha uga warbixiyey …

News

Muqdisho:- Wariyayaal Diiday inuu Eey Baaro+Dhageyso.

Wariyayaal  badan ayaa ka carooday, maanta markii lagu qasbay inuu baaro Eey mar loogu yeeray in ay war ka duubaan Kulan ka dhacayay meel u dhaw …

News

Sawirro:- M/weynaha Oo Ka Qeybgalay Xuska Maalinta Qaaradda Yurub.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xuska sannadguuradii 65-aad ee Maalinta Qaaradda Yurub oo ku beegan markii uu soo baxay …

News

Qarax Ciidamada AMISOM lagula eegtay magaalada Marka.

  Wararka naga soo gaarayo magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegayaan in magaaladaasi Qarax lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika …

News

DHAGEYSO:- Barnaamijka Saaka iyo SBC.

Waxaan Halkaan idinku soo Gudbinaynaa Barnaamijkii Saaka iyo SBC Oo Subaxkasta Aad Dhageysataan. Waxaanna saaka soo jeediyay Yuusuf Cabdi Shire. DHAGEYSI HABBOON,

News

TACSI:- Marxuum Cali Cabdulqaadir Liibaan.

  Waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh ka kala diraya asxaabta ehelka iyo qaraabada kala ah. Shiikh Dalmar Guureeye Kaarshe Cismaan Guureeye Kaarshe Xuseen Cabdulqaadir Liibaan …

News

Madaxweynaha oo U hambalyeeyay David Cameron.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan guusha Xisbiga Conservative uu ka soo hoyey doorashada Britain u direy Ra’iisul Wasaaraha …

News

DHAGEYSO:- Barnaamijka Xulka Wararka 24-ka Saac.

  Waxaan Halkaan idinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Xulka wararka 24-ka Saac ee idaacadda SBC International. Waxaa soo Jeedinaya wariye Yuusuf Maxamuud Yuusuf (GARAAD) DHAGEYSI WACAN.

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.