St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Author: SBC Editor

Page 527/533

cumar cabdirashiid

News

Dhageyso:- Xildhibaan Ka Tirsan Puntland Oo Sheegay in Ay Riyo Yahay Barnaamijka Hiigsiga Cusub Ee Somaliya.

Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii ugu danbeeyey kasocotay hadal haynta 20-ka wasiir ee hordhaca oo uu soo magacaabay raysul wasaare sharmaake iyo waliba shacabka soomliyeed iyo …

xildhibaano

News

Dhageyso:- Siyaasi Maxamed isxaaq Oo Baarlamanka Ku Eedeeyay Dib Udhaca Wasiiradda Cusub Ee Somaliya.

Siyaasiga Maxamed C/laahi Isxaaq Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Somaliyeed Kuwooda Ku Sugan Magaaladda Muqdisho Oo La Hadlayay Warbaahinta SBC, Ayaa Sheegay in Baarlamanka Somaliya Ay Caqabad Ku …

hoosingow duqey

News

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Oo Faah faahin Ka Bixiyay Duqeyn Ka Dhacday Halkaas.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay shalay ka geysteen deegaan ka mid ah gobalka Shabeelaha Hoose. …

sawirro

News

Dhageyso:- Reysul Wasaare Cumar Oo Caawa Sheegay in siyaasadda Dalka Uu Ku Jahwareeray.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa uga mahadceliyey xubnaha golaha Shacabka J.F.S in ay ka aqbaleen codsigiisii …

beeraley

News

Dhageyso:- Cabasho Ka Soo Yeeraysa Beeraleyda Gobolka Sanaag Ee Puntland.

Iskuduwaha Beeraha Ee Gobolka Sanaag Siciid Maxamed Saalax Oo Kormeer Ku Tagay Deeganno Hoostaga Gobolka Sanaag Ayaa Ka Warbixiyay, Cabasho Uu Sheegay iney usoo gudbiyeen …

IMG_2557

News, Xulashada

Dhageyso+Sawirro:- Ganacsatada Garowe Oo Madaxweyne Gaas Ku Wareejiyay Gadiid Kala Duwan.

Ganacsatada Gobolka Nugaal oo soo ajiibay baaqi madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee ahaa Puntland ha isku tashato ayaa maanta si rasmi ah …

galgaduud

News

Dhageyso:- Shirkii Dib Uheshiisiinta Galgaduud Oo Maanta Furmay.

Waxaa Maanta Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Uu Ka Furmay Shir dib u heshiisiin horu-dhac u ah shirka maamul u sameynta Gobolada Dhexe, iyadoo …

512

News, Uncategorized

Sawirro: Kulanka Baarlamanka Oo Furmaya iyo Reysulwasaaraha Oo Codsi Kale La Yimid.

Xildhibaano gaaraya ilaa 180 xildhibaan ayaa ku sugan xarunta golaha shacabka, Kulanka Baarlamaanka ayaa goor dhow furmi doona, iyadoo inta badan ay xaadireen Xildhibaanada Baarlamaanka, …

sbc_logo

News

Dhageyso:- Barnaamijka Caafimadka Ee Warbaahinta SBC Ka Baxa Sabti Kasta (31-01-2015).

Waxaan Halkaan Idinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Caafimaadka Ee Warbaahinta SBC, Waxaanna Sabti Kasta Aad Kala Socotaan Warbaahinta Caaliga Ah Ee SBC International, Waxaa Soo Jeedinaya Wariye Xamse Cabdirshiid …

dhuusamareeb

News

Shir Dib U Heshiisiin Oo Maanta Ka Furmaya Dagmada Dhuusamareb.

Waxaa Lagu Wadaa Maanta in Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Uu Ka Furmo Shir dib u heshiisiin horu-dhac u ah shirka maamul u sameynta …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.