St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Author: SBC Editor

Page 3/603

Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo La Kulmay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska “Sawirro”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Mudane Antoine Sivan. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo …

Uncategorized

Madaxweynaha Puntland oo Garowe ka Furmay Shirka Isimada Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maana magaalada Garoowe gaar ahaan Hotel Garand kaga qayb galay shirka Isimada Puntland ee xalinta tabashada beesha …

Uncategorized

Dowladda Soomaaliya & AMISOM oo Ku Shiraya Muqdisho (Sawirro)

Shir u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa ka furmay xarunta Xalane, kaasoo socon doona muddo afar maalin, shirkan ayaa waxaa loogu gogol xaarayaa sidii …

Uncategorized

Somaliland oo Marwo Adna Aadan u Magacowday Wakiilka Wada-hadalada Somaliya.

Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqaday madaxbanaanida ee somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa u magacaabay Edna Aadan Ismaaciil inay noqoto ergeyga Soomaaliland u qaabilsan wadahadallada …

Uncategorized

Faransiiska oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga …

Uncategorized

Puntland & Galmudug oo Qabtay Sargaal Loo Heysto Al-Shabaabnimo.

Hawlgal qorsheysan oo laga fuliyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, ayaa waxaa la sheegay in habeenkii Axada (23-kii bishan) lagu soo qabtay C/risaaq Xuseen Tahliil, oo dadka …

Uncategorized

Baarlamanka Soomaaliya oo dib u celiyay sharciga la-dagaalanka musuq maasuqa

Kalfadhiga Labaad kulankiisa afaraad ee mudaniyaasha golaha Shacabka waxaa shir guddoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey,waxaana ajendaha kulanka …

Uncategorized

Wafdi ka Socda QM Oo Gaaray Cadaado

Wefdigan maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah maamulka Galmudug oo ka socday hey’adda horumarinta barnaamijyada Qaramada midoobay ee UNDP ayaa waxaa madaxtooyada Galmudug …

Uncategorized

Afar nin oo lagu toogtay Degmada Beled Xaawo

Afar nin oo dhalinyaro ahaa, ayaa waxaa lagu toogtay Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, ka dib markii lagala baxay xabsi ku yaala degmadaasi. Dadka …

Uncategorized

Dowladda oo beenisay inay warbixin ka gudbisay Dahabshiil, Hormuud & Salaama Bank

Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisay warar ay soo qortay jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay 21kii July 2017 oo ay sidoo kale …

SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.