St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Author: SBC Editor

Page 1/648

Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah Bulshada Rayidka ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee dalka. Kulankan oo lagu xoojinaayey xiriirka …

Uncategorized

Madaxweynaha Cusub ee Hir-shabeelle Oo Gaaray Muqdisho.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho,isaga oo tan iyo doorashadiisii ku sugnaa degaannada Maamulka Hirshabeelle. Xildhibaanno ka tirsan Golaha …

Uncategorized

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka oo booqday Isbitaalka Erdogan.

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan Ex Digfeer ee magaalada Muqdisho. Wuxuna kormeer ku …

Uncategorized

Go’aano Kale oo Laga soo Saaray Colaadaha Gobolka Mudug.

Gudiga Nabad Galyada ee gobolka Mudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo waxay uga hadleen xaalada Amni ee gobolka Mudug iyo Colaadaha kasoo …

Uncategorized

Mideynta Canshuuraha Dalka oo Looga Shirayo Garowe.

Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaa ku qul qulaya Mas’uuliyiin ka socda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada ka jira dalka. Waxaa la …

Uncategorized

Angela Merkel Oo Mar Afaraad la Doortay.

Chancellor Angela Merkel ayaa markii afaraad oo isku xigta ku guuleysatay doorashada madaxtinimada dalkeeda sida ay sheegayaan natiijada doorashada ee la shaaciyay. Boqolkiiba 32.9% ayaa …

Uncategorized

Trump Oo Xayiraad ku soo Ragay Wadamo Kale.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ballaariyay amarki uu dalkiisa uga mamnuucay in ay soo galaan muwaadiniinta qaar ka mid ah dalalka Islaamka, isaga oo hadda …

Uncategorized

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Qado Sharaf Loogu sameeyay Boosaso (Sawirro)

Mid kamid ah Beelaha dag Puntland ayaa Maanta magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari munasabad qado sharaf ah u sameyey wafti ismo ah oo ka …

Uncategorized

Golaha Wasiirada Galmudug oo yeeshay Shir deg deg Ah.

Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo maanta Magaalada Cadaado ku yeeshay Shir deg deg oo ay kaga hadlayeen xaaladaha ka taagan Maamulka Galmudug, ayaa Shirkooda waxa …

Uncategorized

Isbdalka Soomaaliya 27-Sano Kadib.

Somalia oo muddo dheer u soo taagneed colaad ayaa sanadihii ugu dambeeyay sameysay hormar dhinacyada badan leh, waxayna taas ay fududeysay in markii ugu horeysay …

  • 1
  • 2
  • 3
  • ...
  • 648
  • Next →
  • SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.