St lukes hälsa system http://www.ungikor.se/priligy.html säkra bantningspiller som fungerar för kvinnor

Author: admin

Page 1/11

dooon

Uncategorized

Dooni Ganacsi oo ku degtay Xeebaha Boosaaso & Qaar ka mid ah Dadkii Saarnaa oo aan la hayn

Doonidan ku Degtay Xeebaha Magaalada Boosaaso ayaa lagu Magaacaabi jiray Alkhaadiri Waxaana ay ku goosheysay Calanka Wadanka hindiya kana Timid Dalka  Cumaan iyadoo Shixnad Ganacsi …

meeting-with-ilo-dg

News

Agaasimaha Guud ee ILO oo Kulan La Qaatay Madaxa Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed

Agaasimaha guud ee hay’adda shaqada aduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano ILO Guy Ryder ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa ku yaala xarunta ILO …

14199255_10157314824960364_344761403389172977_n

Uncategorized

AHN Hogaankii Ganacsiga Shirkada Golis oo Shil Gaari ku Geeriyooday

AHN Hogaankii Ganacsiga ee Shirkada Golis Telecom Somalia Cumar Ciise Maxamed Omar Faaruuq ayaa ku geeriyooday Duleedka Magaalada Garowe ka dib markii u Galay Shil …

IMG_7780

Uncategorized

Daawo Sawiradda : Xaafada Waaberi Carmo oo Ku Guuleysatay Tartanka Kediska SBC

  Waxaa Xalayto Lagu soo gaba gabeeyay Magaaladda Carmo ee Gobolka Bari, Tartanka Kediska ee Warbaahinta SBC Barnaamijkan oo ay maalgalisay Shirkadda Golis ayaa waxaa …

omar_faruk_osman

News

Cumar Faaruq ” Nusoj Waxay Cadeyneysa inuusan khuseyn Shirka Muqdisho” Dhageyso

Cumar Faaruuq Cismaan  Xoghayaha Ururka Suxufiyinta Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Shir Maalmihii ugu danbeyay ka socday Magaalada Muqdisho kaasi oo …

dhaarta

Uncategorized

SAWIRRO: Madaxweyne Geele oo loo dhaariyay Xilka Madaxtinimada Jabuuti

Waxaa Xarunta guriga Umada ee Jabuuti lagu Dhaariyay Madaxweynaha Jamuuriyada Jabuuti Ismaacil Cumar Geele Iyadoo uu jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabenysa oo uu ugu talagalay …

IMG_5268

Uncategorized

PHOTO NEWS: Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Jamuuriyada Jabuuti

Waxaa Guriga Umadda ee Dalka Jabuuti Maanta ka socoto Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Jamuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele waxaana Xaflada ka soo qeybgalay oo lagu …

IMG_6809

Uncategorized

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas iyo Masuuliyiin Kale oo lagu soo dhaweyay Djibouti

Wefdiga uu hogaaminayo Madaxweyne C/weli Cali Gaas aya Casumaad Rasmi ah ka helay Dowlada Djibouti oo ku aadan Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Jamuuriyada Jabuuti  Ismaciil …

logo fet

News in English

FESTU concludes successful National Congress

“RESPECT our Rights – PROTECT our Safety” was the slogan of the 3rd National Congress of the Federation of Somali Trade Unions (FESTU), held on …

General Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde)

Uncategorized

Maqal : Yuusuf Indha-Cadde Oo Ka Hadlay Duulaanka Al-shabaab ee Xeebaha Puntland

Wasiiru Dowlihii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadda KMG aheyd General Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa ka hadlay tagitaanka ciidan hubaysan oo Shabaab ka …

  • 1
  • 2
  • 3
  • ...
  • 11
  • Next →
  • SBC is a registered trademark for Somali Broadcasting Corporation, Ltd.