Madaxeynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa kulamo kala duwan wuxuu la leeyahay duqeyda, odayaasha iyo qaybaha maamulka deegaanka degmada Bander Bayla isagoo kulamadii ugu horeeyey qaybahaasi kula yeeshey deegaanka Dhuudo ee hoostaga degmada Bander Bayla.

Ujeedada socdaalka Madaxweynaha iyo waliba qaybihii uu la kulmay waxaan ka wareysanay Gudoomiyaha degmada Bayla Siciid Aadan Cali (Siciid Anteeno) oo ku sugan degmada Bayla.

Wareysigaasi oo dhameystiran oo ku aadan arimo badan oo ku saabsan safarka madaxweynaha ka dhageyso lin-ga audio-ha hoose.
Halkan Riix