Barnaamijka Waxbarashada ee ka baxa Idaacada SBC International maalin kasta oo Arbaco ah waxaan todobaadkan ku soo qaadaneynaa heerka waxbarasho ee degmada Kala-bayr, iyadoo aynu ku eegayno waxbarashada dugsi hoose, dhexe iyo sare oo deegaankaasi ku yaal.

Wariye Casiiso Muuse ayaa barnaamijkan soo jeedinaysa link-ga hoose ka dhageyso.Halkan Riix