Xerada qaxootiga ee Iffo 2 ee ku taal dhulka Soomaalida ee ay maamusho dawlada Kenya ee xuduuda Soomaaliya & Kenyagaar ahaan deegaanka Dhadhaab ayaa waxaa ku jira dad aad u fara badan oo kumanaan kun ah kuwaasi oo ay la soo gudboonaatey xaalad aad u adag oo dhanka nolasha ah.

Hadaba warbixintan ayaa waxaa ku eegaya xaalada xeradaasi iyo waliba nolasha aadka u liidata ee ay ku sugan yihiin dadka qaxooyiga ah wariye Ahmed Abdi Mahamed oo SBC uga soo warama deegaanadaasi.

Halkan ka dhageyso